Oo hadhuudhkan ma salool bu noqda..taa ma ogayn.
Arabakhida uunba oga

Moderator: Moderators





Bal ka warkeen.Walle ma ogayn ina hadhuudhka salool laga dhigto.Wa inaan ka war keeno sheekada.

Wallahi The Complains about the Habar jeclo in Hargeisa is over the Top, it even made Me Hate Hargeisa, My Mom Bought a House in Jigjiga Yar in 2008, and now pushing me to bu Land in Hargeisa but i said fok that, im true Burcaawi and my house wll be in Burco!!!

War Sacad Muse aano Martida uu ahayn aya na Nacayba... waxaan maqli jiray somali markey isko badato wey is Nacda.. Haddi Tiiba Jirta, Laakin anigo waxbaan Huba wallahi Inaano Ku Talo Jirin Habar jeclo inay Ka Guurto Hargeisa, Maanta siday HJ Hargeisa uu Degtay Degaan wey Ku Yeelan waana La arki.... war hadda Doorashada Golaha Degaanka ayay Doonaysa HJ inay Iska soo Sharaxdo........Wallahi The Complains about the Habar jeclo in Hargeisa is over the Top, it even made Me Hate Hargeisa, My Mom Bought a House in Jigjiga Yar in 2008, and now pushing me to bu Land in Hargeisa but i said fok that, im true Burcaawi and my house wll be in Burco!!!
![]()
![]()
Liqaaye dhawr bilood ka hor ayay laba nin oo mid HJ yahay iyo mid HA ah ku kaftamayeen maqaaxi aanu joognay. Ninka Habar Jeclo ayaa faan bilaabay oo lahaa beryahan Hj badan ayaa Hargeysa soo degtay oo 26 June waanu ku badanahay.Xaafada Bada Cas iyo Jigjiga yar ayay HJ badan soo degtay ayuu weliba lahaa.Ninki HA ahaa ayaa xanaaqay oo yidhi waar adigoo anaga( HA) marti noo ah oo intaad meel kale isku halayn kari weyday daantayada kusoo ururaya waxba ha noo faanin oo meel baanu Hargeysa ka degenahay ha odhan ayuu yidhi. Wuxuu yidhi marti weligeedba waa iska marti oo mar uun ayay iska tegi ama naga taga la yidhaahdaa. sidii ogadenkii Hargeysa degi jiray yaan guryaha meesha ka dhisateen la xaraashine iska aamusa ayuu yidhi. Ogadenkuba Hargeysa way degi jireen laakiin wataa magaalada laga saaray ee guryahooda iyo hantidooda dadkii deegaanka lahaa haystaan ayuu yidhi. intaa markay marayaan e kaftanki kululaaday ayaa rag kale soo dhex galeen oo isdejiya la yidhi.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 13 guests