Ceerigaabo (GNS) Labaatan Xubnood, iyo laba Gaadhi oo Tikniko ah oo ka mid ah maleeshiyo Baleed ka soo jeeda beesha koonfurta Sanaag ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Ceerigaabo ka dib markii ay shalay galab soo gaadheen magaaladaasi.
Maleeshiyo beeleedkan ayaa wax Duleedka Magaaladda Ceerigaabo kaga Hortagay Wafti Balaadhan oo ka Socda Xukuumadda Somaliland, Kuwaas oo ay ka mid ahaayeen, Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Maxamed Xuuseen Xiirane iyo Saraakiil Sar sarre oo ka mid ah Ciidamadda Qaranka Somaliland, ka dibna Waxa maleeshiyadda soo Goostay loo soo Galbiyay Gudaha Magaaladda Ceerigaabo.
read on herehttp://gabiley.net/pages/tDetails.php?s ... audioFile=




