Xamudow , adigu waxaad yeesha , arrimaha quseeya dhulbahantaha iyo dareenka aynu ka qabno , aniga iga warayso fadlan
Sababta SSC party i dhex taagtay ayaa intaas ah ba .
Muse Biixi iyo dhallinyartan halkan sidiisa u hadasha aniga igu daa .
Adiga daaroodimo ayaa dhiiga ku kicisay oo de daw ba u leedahay , laakin waxani waa siyaasad SOMALIAND u gaar ah . Albaabada kaa so xidhan mayno Somaliland cidi ka ma xigto e laakin arrintu sidaad moodayso ma'aha .
SSC Party, stand with us so we shall be strong in Peace and Unity .




