Page 1 of 12

Toljeclo?

Posted: Sat Nov 19, 2011 3:20 am
by LiQaaye_TDH
Horta Reerkani Halkey Hargeisa Ka degaan? ma Maqal Xaafad ay Degaane, Mise waxey La Degaan Qolooyinka Kale?

Re: Toljeclo?

Posted: Sat Nov 19, 2011 3:41 am
by Mr_Alfaas
Hargeysa xaafadaheda ayey degenyihin xaafadkasta wa ay degan yihin lakin meel u gaar ah ma degana hargeysa ama gobolka maroodi-jeex.......

dad is urursaday maaha oo meel wada degey............ :up:

Re: Toljeclo?

Posted: Sat Nov 19, 2011 3:49 am
by LiQaaye_TDH
Hargeysa xaafadaheda ayey degenyihin xaafadkasta wa ay degan yihin lakin meel u gaar ah ma degana hargeysa ama gobolka maroodi-jeex.......

dad is urursaday maaha oo meel wada degey............ :up:
Ayuub Isago Xaafade ayo uu Badanyahay?

Re: Toljeclo?

Posted: Sat Nov 19, 2011 3:52 am
by Shift
One quetion i been meaning to ask is toljeclo ma jilib gooni ah baa?

Re: Toljeclo?

Posted: Sat Nov 19, 2011 3:56 am
by LiQaaye_TDH
One quetion i been meaning to ask is toljeclo ma jilib gooni ah baa?
Haa Waxey Ka Mid Yahiin 8aa Isaaq Dhalay

Re: Toljeclo?

Posted: Sat Nov 19, 2011 3:59 am
by Shift
Never ealy understood it,i know arap,garxajis,sacad muse iyo h/jeclo.Never understood exactly where toljeclo fit in and who they are closer to.

Re: Toljeclo?

Posted: Sat Nov 19, 2011 4:04 am
by LiQaaye_TDH
Shift.. They are part of the Habar Xabuusho Branch They Close to Habar Jeclo

Isaaq Had 8 Sons.

Habar Xabuusho

Habar Jeclo-
Cibraan
Sanbuur
Toljeclo

Habar Magaado

Habar Awal
Garxajis
Arap
Ayuub

Re: Toljeclo?

Posted: Sat Nov 19, 2011 4:06 am
by Shift
Liqaaye,now i see labo bah baa loo kala baxaa, mahadsanid.

Re: Toljeclo?

Posted: Sat Nov 19, 2011 9:19 am
by MujahidAishah
Hargeysa xaafadaheda ayey degenyihin xaafadkasta wa ay degan yihin lakin meel u gaar ah ma degana hargeysa ama gobolka maroodi-jeex.......

dad is urursaday maaha oo meel wada degey............ :up:
Ayuub Isago Xaafade ayo uu Badanyahay?
Isha boorame waa ayaubland :lol: :lol:

Re: Toljeclo?

Posted: Sat Nov 19, 2011 11:27 am
by ToughGong
They don't have the numbers to call a xaafad their own,laakiin marka magalada laga baxo
from Gadh yYagol ilaa Alleybadey wey dagaan

Re: Toljeclo?

Posted: Sat Nov 19, 2011 12:10 pm
by DisplacedDiraac
dad is urursaday maaha oo meel wada degey............ :up:
In order for our nation to move forward we need to follow the Toljeclo movement.. :up:

Re: Toljeclo?

Posted: Sat Nov 19, 2011 12:11 pm
by LiQaaye_TDH
They don't have the numbers to call a xaafad their own,laakiin marka magalada laga baxo
from Gadh yYagol ilaa Alleybadey wey dagaan
GadhYogol Xagey Ku Taal inader? Mida kale Allaybaday waa Sacad Muse Degaan Laakin Miyay la Degaan?

Re: Toljeclo?

Posted: Sat Nov 19, 2011 12:14 pm
by ToughGong
They don't have the numbers to call a xaafad their own,laakiin marka magalada laga baxo
from Gadh yYagol ilaa Alleybadey wey dagaan
GadhYogol Xagey Ku Taal inader? Mida kale Allaybaday waa Sacad Muse Degaan Laakin Miyay la Degaan?
Intu ba waa Sacad Muse degaan,laakiin Toljeclena wey la degaan

Gadh Yogol waa 20 minutes west of HRG

Remember Yawle famous gabey
GadhkaYogolka way iga fog tahay godobta taallaa dheh
Gadhweyn oo halkiinnaa degtaan gelin la seexdeen dheh :
:lol: :lol:

Horta Yawle ma Gadhwyn buu ahaa

Re: Toljeclo?

Posted: Sat Nov 19, 2011 12:19 pm
by HaragWafi85
They don't have their own deegaan in Maroodijeex but rather live mostly with Sacad Muse in the areas mentioned by Seemeyer. But i heard they have a exclusive area in Hawdka Ethiopia called Lafo-Islam.

Re: Toljeclo?

Posted: Sat Nov 19, 2011 12:24 pm
by ToughGong
^
Lafo Islamood lafteeda waanu wada daganahey

Rer Shirdoon,Makahiil,Rer Samatar etc etc waa laga helaa