Page 1 of 4

Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 10:05 am
by The_Emperior5
War Deg Deg Ah: Mudaharaad Balaadhan Oo Ka Dhacay Gabiley Iyo Hal Qof Oo Ku Dhaawacmay

Ciidamadda SPU- da ayaa dadkan mudaharaadayay u adeegsaday rasaas nool, waxana magaaladda laga dhex maqlayay Dhawaaqa rasaasta iyo....

Gabiley (GNS) Mudaharaad balaadhan oo lagaga soo hor jeedo Xukuumadda Taladda haysa, iyo Xadhiga Madax dhaqmeeyadda, ayaa ka dhacay ,Magaaladda Gabiley ee Xarunta Gobolka Gabiley.

Mudaharaadkan oo ay soo abaabuleen dad u badan Dhalinyaro iyo Haween, ayaa lagu dhawaaqayya haddalo muujinaya Cabashadda ay reer Gabiley ka qabaan Xadhiga ay Xukuumadu kula kacday Salaadiinta, Cuqaasha, Waxgaradka iyo Odyaasha Reer Gabiley.

Mudaharaadkan ayaa ka dhacay dhamaan xaafadaha iyo Badhtamaha Magaaladda, waxana durbaddiiba meesha la soo dhoobay Ciidamadda SPU-da loo yaqaan.

Ciidamadan ayaa adeegsaday rasaas nool, waxana ay dadka hoos ciidamaddu ugu dhigayeen xabadda, waxana halkaasi ku dhaawacmay wiil dhalinyarro ah oo magiciisa la yidhaaddo (Xasan C/laahi Guuleed)

Sidoo kalle waxa ay Ciidamaddu Xabsiga u taxaabeen, dad isugu jirra Odyaal,Haween,iyo Dhalinyarro, waxana uu Xabsiga dhaxe ee Magaaladda Gabiley uu la ciir ciirayaa Xadhiga dad aad u badan.

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 10:06 am
by The_Emperior5
Free Timmacad free Sheikh maxamud raage free the reer Xareed Cuqaal and and salaadiin thats the message reer gabiley are sending today :sland: :up:

[youtube]1bamwq9vFBU&feature=player_embedded#![/youtube]

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 10:20 am
by Rightwing
Kurki and his community are liable for harboring those wanted fugitives, so the pressure to subjugate reer Xareed will continue in sha allah.
.
.
.
.
.

.

.
.
.
Weliba waxaan jeclaan lahaa
.
.

.
.
.
In Caadh loo raacsho

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 10:25 am
by The_Emperior5
Its the job of the security forces to capture the killers
its not their job to harm the people of gabiley as if they killed the 3 men 2 weeks ago Capture the Killers and leave the people of gabiley in their dignity

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 10:31 am
by CaynabaX
Its the job of the security forces to capture the killers
its not their job to harm the people of gabiley as if they killed the 3 men 2 weeks ago Capture the Killers and leave the people of gabiley in their dignity
War ma laga hayaa, labadani ruux oo duleedka Gabiley lagu xasuuqay? I lost track when they were saying they had no idea where they were taken to.

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 10:33 am
by The_Emperior5
Its the job of the security forces to capture the killers
its not their job to harm the people of gabiley as if they killed the 3 men 2 weeks ago Capture the Killers and leave the people of gabiley in their dignity
War ma laga hayaa, labadani ruux oo duleedka Gabiley lagu xasuuqay? I lost track when they were saying they had no idea where they were.

No the government needs to capture the killers of the innocent Jibriel Abokor Nomads we are still waiting for justice to prevail.

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 10:48 am
by 1_londoner
What are they demonstrating about?

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 10:51 am
by ToughGong
What are they demonstrating about?
The khat was L8

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 10:58 am
by 1_londoner
:roll:

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 10:59 am
by ToughGong
:roll:
:lol: :lol:

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 11:09 am
by 1_londoner
Why is it that whenever I ask Qs about Somaliland no one ever takes me seriously? Am I not aloud to keep up with the news regarding my motherland?

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 11:13 am
by ToughGong
Why is it that whenever I ask Qs about Somaliland no one ever takes me seriously? Am I not aloud to keep up with the news regarding my motherland?
1_londoner":Wallahi I don't know what it's about either and I can't be bothered going through that Somali text
It's like mount Everest oo isugeys when I see a long article like that

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 11:15 am
by 1_londoner
Lol, Ok. You're forgiven. :mrgreen:

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 11:35 am
by mcali
reer gabiley alla ha la jiro
amiin

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 1:12 pm
by Mondey
reer gabiley maxaa keenay mudaaharaadkan iyo fowdadan? nabada ha ilaashadaan ayaan odhan lahaa