Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

HA let me remind you!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

HA let me remind you!

Postby Rightwing » Fri Dec 16, 2011 6:08 pm

Waxay koonfuri la gubanaysaa waa cadaaladii oo la laley. Markay gacan ku dhiiglayaashii noqdeen inaan waxba laga qaban ayaa cadho allah ku dhacday.
Hadii dulmiga la taageero waxaa inagu dhacaya habaar, waxaynuna ku danbeyn doonaa sidaa koonfurta. Markaa odayaasha iyo dadka xidh-xidhan arintooda ha loo daayo maxkabada. Maxkamada ayaa sheegi inay mu'aamarada wax ka galeen iyo inkale. Hadii denbi lagu helo inay wax maleegeen, iyo hadii kaleba yeynaan ka hor dhicin maxkamada.
Mid waan idinku raacsanahay, In dadka wax dilay isku si loo wada raadsho. Laakiinse inaad tidhaahdaan anagana hanaloo arko first class citizen Samaroon second class citizen macquul ma aha, sidaana nation laguma dhiso.
Minfadlak emotion inaga daaya oo cadaalda aan taageero.

libertee egalitee fraternitee

le justicier
RW

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: HA let me remind you!

Postby The_Emperior5 » Fri Dec 16, 2011 6:13 pm

oo ma ciid ba cadalaada diidan nimankan la xiidhay hada laba weeg bay xiidhan yihin ciid sheegtay waxa lo xiidhay na lama sheegin sababta loo sheegi wayey na wamaxay , waxa la yidhi ma mudaharaadi karo hadaad mudaharadaan wala idin tooganaya, Ninki dawlada 3 ciisho lo qabtay oo yidhi waanu duulayna na borama bu fasax iskaga jooga wamaxay dawladan dhinaca u xaglinaysa.

Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: HA let me remind you!

Postby Saraxnow » Fri Dec 16, 2011 6:16 pm

Waxay koonfuri la gubanaysaa waa cadaaladii oo la laley. Markay gacan ku dhiiglayaashii noqdeen inaan waxba laga qaban ayaa cadho allah ku dhacday.
Hadii dulmiga la taageero waxaa inagu dhacaya habaar, waxaynuna ku danbeyn doonaa sidaa koonfurta. Markaa odayaasha iyo dadka xidh-xidhan arintooda ha loo daayo maxkabada. Maxkamada ayaa sheegi inay mu'aamarada wax ka galeen iyo inkale. Hadii denbi lagu helo inay wax maleegeen, iyo hadii kaleba yeynaan ka hor dhicin maxkamada.
Mid waan idinku raacsanahay, In dadka wax dilay isku si loo wada raadsho. Laakiinse inaad tidhaahdaan anagana hanaloo arko first class citizen Samaroon second class citizen macquul ma aha, sidaana nation laguma dhiso.
Minfadlak emotion inaga daaya oo cadaalda aan taageero.

libertee egalitee fraternitee

le justicier
RW
I don't think anybody said anything about 'first class'/second class'' citizen. I agree we should wait for the Maxkamadaha but the problem is the Gov. is not acting *Fair* here, it is running around like a headless chicken, confused. If they capture one suldaan from one side they should also capture the suldaan from the other side since both sides have criminals, instead of just trying to make one side happy..

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: HA let me remind you!

Postby Rightwing » Fri Dec 16, 2011 6:23 pm

Waa case of the century markaa give the benefit of the doubt maxkamada. Suldaankaas reer Nour wuxuu dawlada siiyey benefit of the doubt, inay dawlada la sugo iyo inay wax qaban karto iyo kale intaan dadku revenge ku kicin. Inastoo revenge dhacay nasiib daro, isagu wuxuu yidhi harta dawlada waqti ha la siiyo. Waataan idin leeyahay dawlada inaguna aan waqti siino.

Le justicier

Saraxnow
sxb, Emerior waan ogaa inuu nazi yahay, laakiinse miyaanad arag Sahan-galbeed threadkiisa iyo Cumar oo u nacamleynaya?

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: HA let me remind you!

Postby The_Emperior5 » Fri Dec 16, 2011 6:28 pm

Rightwing do you support protesters to be shot in gabiley and that they cant express them selves i am no Nazi i support the wada jir of beelaahaa Somaliland but we want cadalaad for beesha Jibriel Abokor :up:

User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: HA let me remind you!

Postby CaynabaX » Fri Dec 16, 2011 6:29 pm

Rightwing, Boqorkii xaaladiisu waa sidee? Dee waxa la igu yidhi Qadaafi ayaay saxiibo ahaayeen.. :lol: :lol: :lol: Because of arintani ayaa xadhig lagu xidhay.. Ceelafweyn laga mudaharaadi maayo? :mrgreen:

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: HA let me remind you!

Postby Rightwing » Fri Dec 16, 2011 6:37 pm

Rightwing do you support protesters to be shot in gabiley and that they cant express them selves i am no Nazi i support the wada jir of beelaahaa Somaliland but we want cadalaad for beesha Jibriel Abokor :up:
It un exceptable any heavy-handed approach toward protesters, I hope it won't happend again.
btw. reread your comment! How biased are you? you said "we want cadalaad for beesha Jibriel Abokor " what about beesha reer Nour?

Le justicier
Rw

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: HA let me remind you!

Postby The_Emperior5 » Fri Dec 16, 2011 6:38 pm

saying that i want cadalaad for beesha jibriel Abokor doesn't mean i dont want cadalaad for other Somaliland clans but they are being wronged here beesha reer xareed are being punished for something they haven't done

User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: HA let me remind you!

Postby NewHargeisaGirl » Fri Dec 16, 2011 6:39 pm

Rightwing salaaan,
Reer Nour way soo arasan dhawaan, baryo uma bahnaaa :lol:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: HA let me remind you!

Postby SahanGalbeed » Fri Dec 16, 2011 6:41 pm

HA let me remind you , markaad ina leedahay , waxaad inoo la hadlaysa sidii wax aad adigu Somaliland ninki dhisay ahayd oo aynu inagu marti ku ahayn .
Ayaa ba kugu aamina kara adiga masuuliyad ?
Nidaam bay leeyihin arrimaha noocan ah .
Falku marku dhaco , baadhitaan baa deetana loo gala , denbiga lagu haysto baa deetana loo sheega qofka , markaasa maxkamad la soo taaga.
Anigu habar Awal noqday e , adiga oo Habar Jeclo ah , ma sidaasad garan kari wayday ? :lol:
Ayaa ku idhi waxbaad inoo sheegi karta marka? :lol:

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: HA let me remind you!

Postby Rightwing » Fri Dec 16, 2011 6:42 pm

Rightwing, Boqorkii xaaladiisu waa sidee? Dee waxa la igu yidhi Qadaafi ayaay saxiibo ahaayeen.. :lol: :lol: :lol: Because of arintani ayaa xadhig lagu xidhay.. Ceelafweyn laga mudaharaadi maayo? :mrgreen:
Ilaa hada war sugan lagama hayo. Waxaanse maqlay lawyer ayaan arintiisa ku jira.

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: HA let me remind you!

Postby Rightwing » Fri Dec 16, 2011 6:44 pm

HA let me remind you , markaad ina leedahay , waxaad inoo la hadlaysa sidii wax aad adigu Somaliland ninki dhisay ahayd oo aynu inagu marti ku ahayn .
Ayaa ba kugu aamina kara adiga masuuliyad ?
Nidaam bay leeyihin arrimaha noocan ah .
Falku marku dhaco , baadhitaan baa deetana loo gala , denbiga lagu haysto baa deetana loo sheega qofka , markaasa maxkamad la soo taaga.
Anigu habar Awal noqday e , adiga oo Habar Jeclo ah , ma sidaasad garan kari wayday ? :lol:
Ayaa ku idhi waxbaad inoo sheegi karta marka? :lol:
Professor Sahan,
Walaahi waxaa aniga HJ igaga weyn tan guud. Hadaan cadaalda la ilaalina wey inoo dhamaanay.

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: HA let me remind you!

Postby Rightwing » Fri Dec 16, 2011 6:47 pm

Rightwing salaaan,
Reer Nour way soo arasan dhawaan, baryo uma bahnaaa :lol:

Salaan sare NHG. Maxaad rabtaa Jungle Justice accross somaliland sida Nigeria marmar ka dhacda?

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: HA let me remind you!

Postby SahanGalbeed » Fri Dec 16, 2011 6:54 pm

De taanu ku doodaynu anagu maxay tahay ?
Waxaad iga dhaadhicisa aniga , odeyaal dhaqameed , taliyihii guud e cidamada , la taliyihi maddaxweynaha , intaaso nin oo Gabiley caan ku aha , denbiga lagu caddayn karo ee gebigooda ba meel la isku gu wada daray .
ya? argument-kiinu waxa weeye
Reer Xareedka ayaa lagu tuhmaya iney ka danbeeyan arrintan , marka ila ay ka soo faraxashaan iyagu , sidii wax ay iyagu qiranayaan iney denbigaas far ku leeyihin bay tahay arrintu

EXTREMELY IGNORANT argumentation weeyan .
semper necessitas probandi incumbit ei qui agit, {latin} "the necessity of proof always lies with the person who lays charges."

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: HA let me remind you!

Postby SahanGalbeed » Fri Dec 16, 2011 7:22 pm

Qalad kale e aan anigu halkan ku arko waxa weeye , inaad Habar Awal , let me remind you , inaad tidhahdo ma'ba ahayn.
Habar Awal , Berbera iyo Bulaxaar ila iyo Jigjiga ayay is daba taxan-tahay.
Reer Nuurkan aad hadal hayso , anigeyga jibriil abokor e reer Arabsiyo ah , baanan Snet horteed ogayn waxay ahaayeen .
Reer dalal ka iyo reer xareed ka- yaga ayuun ba oga iney gadabursiga isla degaan . Iyagey na weligood is dagaali jireen iyagey na weligood is gursaan jireen .
Gadabusri Jibriil Abokor loo ma ba soo dhaafo .
Intu Cigaal joogay , intu Riyaale joogay waa la iska wada oga .
Qabyaaladu nidaam bay leedahay , xoogga, iyo tiro badnida na Ilaah ba kala siiya abuurtiisa, halkey isku qabsadaan na isaguun baa kala saara .
Anagu wax inoogu so dara idiin ma lihin , faraha inaga qaada uun weeye taan idin leenahay !

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests