Waan arkay qoraalkaas, waa runtaa waa adagtahay in rasaasta la garto halkay ka timid, Laakiinse waxaa jira tuhun in ay jiraan ciidamo halkaas dhooban oo wada JB ah oo nuux taani sameeyey. Waxaa kalooo jira in dadka wax laayey ay ka yimaadeen ciidamadaas.
Reer xareed ayaa loo haystaa arintan iyo tii hore ee lagu laayey dadka socotada ah. Malaha reer xareed waxay islahaayeen sidii markii hore ayaad intaad dad gumaadaan cidina idinkala xisaabtamayn

. Iminka reer xareed way soo qaxeen iyagaana hada cabaadaya! ma is tidhi haday dareemeen kulaylkii?.
Whatever, ka danbeeyey arintan, waxay doonayeen inay somaliland burburyaan, insha allah justice will prevail. AAAMIIN
LE JUSTICIER
RW