Mashruuca Waddada Cad connecting Hargeysa-Sallaxley to start
Posted: Mon Dec 19, 2011 3:16 pm
Ciidagale have stepped up to develop their lands further. 
Mashruuca Dhismaha Waddada Cad ee Hargeysa ilaa Sallaxley oo Bilaabmi Doona Bisha 1aad ee sanadka Cusub+Kharashka ku Baxaya oo Malaayiin Doollar lagu qiyaasay.
Mayor of Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, Dr.Xuseen Xoog, several elders and businessmen of the Ciidagale were present there in the meeting.

http://www.togaherer.com/2011/12/19/mas ... -qiyaasay/

Waddada Cad.HArgeysa(Togaherer) (Ogaal)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdillaahi ayaa ka qayb galay Munaasibad lagu shaacinayo furitaanka dhismaha Wadada Cad oo isku Xidha Magaalada Hargeysa iyo Magaalada Sallaxley, kaasi oo ay ku baxayso kharash ku dhaw Afar Milyan oo Doolar.Mashruucan oo Munaasibad qaadhan loogu ururinayo sidii loo dhisi lahaa waddada CadSabtidii lagu qabtay Hoteel Dalxiis ee magaalada Hargeysa waxa ka qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Muxumed Maxamed(Xuseen-xoog), Salaaddiin tiro badan oo uu ka mid yahay Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, Maayarka Caasimadda Hargeysa Xuseen Maxamuud Jiciir, Cuqaal, Culimo, Haween iyo marti sharaf kale.Mashruucan oo la filayo in uu si rasmi ah u bilaabmo horaanta bisha January ee Sanadka fooda inagu soo haya ayaa gacanta lagu hayaa badiba qalabka lagu dhisi doono kuwaasi oo uu ku deeqay Ganacsadaha caanka ah ee Cumar Caydiid.

http://www.togaherer.com/2011/12/19/mas ... -qiyaasay/