Waynu ka qaadnay waayahay , anigoo u hadlaya magaca cali gaab iyo keyga ba .
Mid kale aan ku waydiiyo inaader . Waxaad tidhi , topigan waxaad u furtay inaad qof tolkiis ku hor canaantid , laakin marku qofkii is badalay , sheekadi baa waad ka baxday ....waayahay
Halkaa waxa ka dareemeya waxooga seef la boodnimo ah , waayo adiga oon qofkii kale fursad u kugu soo jawaabo aanad siin , ayaad damacday inaad maxkamad bulsho wenyta reerka soo hor taagto .
Anigeygan ku laha hadalya , ciyaar baad ii haysata e waxaan ka mid ahay odayaasha ugu cul-culs e duriyadda arrimaheega u xil saaran Somalinet .
Qofka aad is haysateen inoogu yeedh , wa inaynu xaal marina , gar darada adigaa bilaabay , maxmadu na adigay ayay ku haysata iminka .