Page 1 of 1

Reerka

Posted: Tue Jan 17, 2012 2:27 pm
by salool
salaam :|

Re: Reerka

Posted: Tue Jan 17, 2012 2:47 pm
by SahanGalbeed
Wa calekuma salam . haye ? maxaa soo kordhay ?
Waxaan kaloo ku waydiyay , markaad ku furtay topiga "REERKA" , maxaad isugu wada yeedhaysa ummada , anigu miyaan hore ku odhan , markaad wax u baahato private message i soo dir ?


:lol:

Re: Reerka

Posted: Tue Jan 17, 2012 2:48 pm
by ProudFather
Wa calekuma salam . haye ? maxaa soo kordhay ?
Waxaan kaloo ku waydiyay , markaad ku furtay topiga "REERKA" , maxaad isugu wada yeedhaysa ummada , anigu miyaan hore ku odhan , markaad wax u baahato private message i soo dir ?


:lol:
:lol: :lol:

Re: Reerka

Posted: Tue Jan 17, 2012 2:51 pm
by SahanGalbeed
cali gaabow , helwaa waxay is leedahay hadda " war aabihi wasahan maxaa i daba dhigay :lol: "

Re: Reerka

Posted: Tue Jan 17, 2012 2:52 pm
by ProudFather
lool, i remember the days she hated you. Oh, good old daisy days :)

Re: Reerka

Posted: Tue Jan 17, 2012 2:57 pm
by SahanGalbeed
Nah , she never really hated me , it was a way for to express her independence .


PS: anigu dadka qasab baan kaga soo sara hadalka :lol:

Re: Reerka

Posted: Tue Jan 17, 2012 3:01 pm
by salool
:lol: :lol: War topican ujeedo kale ayaan o furay marki hore inaan qof canaanto, qofki marku arinki ka so baxayna dee topici waan badaly.Markaa Sahano waad wada salaaman tihiin adiga iyo ninka cujufsan ee ku dabo socda. :roll:

Re: Reerka

Posted: Tue Jan 17, 2012 3:16 pm
by SahanGalbeed
Waynu ka qaadnay waayahay , anigoo u hadlaya magaca cali gaab iyo keyga ba .

Mid kale aan ku waydiiyo inaader . Waxaad tidhi , topigan waxaad u furtay inaad qof tolkiis ku hor canaantid , laakin marku qofkii is badalay , sheekadi baa waad ka baxday ....waayahay :)

Halkaa waxa ka dareemeya waxooga seef la boodnimo ah , waayo adiga oon qofkii kale fursad u kugu soo jawaabo aanad siin , ayaad damacday inaad maxkamad bulsho wenyta reerka soo hor taagto .
Anigeygan ku laha hadalya , ciyaar baad ii haysata e waxaan ka mid ahay odayaasha ugu cul-culs e duriyadda arrimaheega u xil saaran Somalinet . :lol:

Qofka aad is haysateen inoogu yeedh , wa inaynu xaal marina , gar darada adigaa bilaabay , maxmadu na adigay ayay ku haysata iminka .

:lol:

Re: Reerka

Posted: Tue Jan 17, 2012 4:27 pm
by HooBariiska
salan sare walaashay helwa :up:

Re: Reerka

Posted: Wed Jan 18, 2012 3:32 am
by waayeel101
so salool is helwa :shock:

Re: Reerka

Posted: Wed Jan 18, 2012 5:31 am
by salool
Sahano, sheekada ka bood way dhamaatey.Goor xeedho iyo fadhaal kala dhacen baad waliga so baraarugta ee bal hurdaadi isaga noqo. :lol:


Timo Case, wa caleykum wa salaam walaal. :up:

waayeel, maxaad la yaabtey?

Re: Reerka

Posted: Wed Jan 18, 2012 6:13 am
by HaragWafi85
Wa alaikum salam.