Page 4 of 5

Re: Pic of baby sahangalbeed and his father

Posted: Sat Jan 28, 2012 10:20 pm
by samatar133
waryaa kurki ma reer Djibouti baad tahay? kalmada Diimis umaas ayaan ka maqli jiray.
:lol: :lol: Ma Q2 dee baad ka soo maqashay
kaato seed, i think seed means 7 or something. Jago buldhuq agteeda :lol:
iga raali ahaada sxbda reer jabuti laalkin meeshu waa meel khariban runtii.

Re: Pic of baby sahangalbeed and his father

Posted: Sat Jan 28, 2012 10:33 pm
by Kukri
waryaa kurki ma reer Djibouti baad tahay? kalmada Diimis umaas ayaan ka maqli jiray.
:lol: :lol: Ma Q2 dee baad ka soo maqashay
kaato seed, i think seed means 7 or something. Jago buldhuq agteeda :lol:
iga raali ahaada sxbda reer jabuti laalkin meeshu waa meel khariban runtii.
As opposed tooooo...ari-anglailand?

Re: Pic of baby sahangalbeed and his father

Posted: Sat Jan 28, 2012 10:43 pm
by samatar133
]ari-anglailand
WTF does that mean?
. anyway i didn't mean to offend laakiin dee summer baan tagay markii iigu horaysay, rooba kolkaasuu da'ay oo dhulkii wada diimis iyo qashin noqday. may be i went there at the wrong time, laakiin it was interesting place 2 with nice welcoming people and hablo open ah oo qurquruxbadan and nice food, fadiirada :up: kuraasoo :up: baastada suuqa banaanka lagu cuni habeenkii :up:

Re: Pic of baby sahangalbeed and his father

Posted: Sat Jan 28, 2012 10:52 pm

Fock does that supose to mean? horta laaliginu dadka inaad ka maskax badantihiin baad is moodaan.

afkaaga hagaaji meeshad ka timid bey habluhu open iyo wax ka daran bah yihin.

Allow the euphemism while trying to compliment. In other words, caadi iska dhig waryaa.

Re: Pic of baby sahangalbeed and his father

Posted: Sat Jan 28, 2012 10:58 pm
by samatar133
:lol: :lol: kuwii reer Djibouti sensetive bay wada noqdeen baryahayn. xitaa cawke iyo bushaaro ayay shaqadoodii Universal TV ka galaafteen. waar reer djibouti waan jecelnahay ee caadi iska dhiga ninyaw.

Re: Pic of baby sahangalbeed and his father

Posted: Sat Jan 28, 2012 11:01 pm
by Goljano Lion
:lol: :lol: kuwii reer Djibouti sensetive bay wada noqdeen baryahayn. xitaa cawke iyo bushaaro ayay shaqadoodii Universal TV ka galaafteen. waar reer djibouti waan jecelnahay ee caadi iska dhiga ninyaw.
:lol: :lol: :lol: Horta what did Cawka say about Djibouti? Afar ka ka kacaan ku soo arkay 1. Kulayl Badan
2. Koronto La-aan
3. Kaadi badan
4...........

Re: Pic of baby sahangalbeed and his father

Posted: Sat Jan 28, 2012 11:03 pm
by SahanGalbeed
:lol: :lol: kuwii reer Djibouti sensetive bay wada noqdeen baryahayn. xitaa cawke iyo bushaaro ayay shaqadoodii Universal TV ka galaafteen. waar reer djibouti waan jecelnahay ee caadi iska dhiga ninyaw.
:lol:

Re: Pic of baby sahangalbeed and his father

Posted: Sat Jan 28, 2012 11:04 pm
by samatar133
:lol: :lol: kuwii reer Djibouti sensetive bay wada noqdeen baryahayn. xitaa cawke iyo bushaaro ayay shaqadoodii Universal TV ka galaafteen. waar reer djibouti waan jecelnahay ee caadi iska dhiga ninyaw.
:lol: :lol: :lol: Horta what did Cawka say about Djibouti? Afar ka ka kacaan ku soo arkay 1. Kulayl Badan
2. Koronto La-aan
3. Kaadi badan
4.......Nacalaa KANEECO ku yaal. jabuti bahaash baad u nacaysaa....

Re: Pic of baby sahangalbeed and his father

Posted: Sun Jan 29, 2012 2:57 am
by abdikarim86
^ :lol:

Bulaacad baad turjumi kari waydeen :lol:
Bulaacad is Urban sewers...

Re: Pic of baby sahangalbeed and his father

Posted: Sun Jan 29, 2012 4:57 am
by salool
I cant see nothing, bal ku so celi. :|

Re: Pic of baby sahangalbeed and his father

Posted: Sun Jan 29, 2012 5:56 am
by LiquidHYDROGEN
I don't see any pic. :?

Re: Pic of baby sahangalbeed and his father

Posted: Sun Jan 29, 2012 12:26 pm
by SahanGalbeed
fixed , laakiin no dacaayad :lol:

Re: Pic of baby sahangalbeed and his father

Posted: Sun Jan 29, 2012 12:43 pm
by NewHargeisaGirl
:shock: :shock: WTF I didnt write that comment on your baby pix walaahida ! obviously someone was pretending to be me nacala tulaa abihin wasse :down: Ina Baxar I demand an appology waryaa :twisted:

btw your baby sawir is adorable :)

Re: Pic of baby sahangalbeed and his father

Posted: Sun Jan 29, 2012 12:52 pm
by SahanGalbeed
Oh thank you NHG , I knew it couldn't be you . :) , I think I know who it is now .

Re: Pic of baby sahangalbeed and his father

Posted: Sun Jan 29, 2012 12:57 pm
by NewHargeisaGirl
Inaader I wasnt even online last nite believe me.. I was busy studying for my exams ! I would have never insulted you for being a nurse since both of my parents are in that profession :up: waaban isku naxay markaan arkay magacygaa.. I am cool with you unless aad rabto inaan wegerkii shandada kale soo baxo markale :lol: