Page 1 of 1

loool ....What is going on

Posted: Wed Feb 01, 2012 8:48 am
by djibsomali
Waryadaa Garaxajiis iyoo HJ maa nabaad baa?
War kursigii jibril yoniis aad kaa dhacdeen kaa waramaa?

looool

Re: loool ....What is going on

Posted: Wed Feb 01, 2012 8:54 am
by Saraxnow
:lol: jibril yonisna wa'ayo?

Re: loool ....What is going on

Posted: Wed Feb 01, 2012 8:59 am
by djibsomali
:lol: jibril yonisna wa'ayo?
waa kuwoo cusub oo daga dantaa galbeed eeh oodweyne town

Re: loool ....What is going on

Posted: Wed Feb 01, 2012 9:02 am
by Saraxnow
lol, Ma jiraan wax jibril yonis la dhaho dega oodweyne, halkeed ka keentay magacan??

Re: loool ....What is going on

Posted: Wed Feb 01, 2012 9:05 am
by djibsomali
lol, Ma jiraan wax jibril yonis la dhaho dega oodweyne, halkeed ka keentay magacan??
dee orod oodweyne taag! malaaha mar horaa reerkinaa ugu danbaysay

Re: loool ....What is going on

Posted: Wed Feb 01, 2012 9:38 am
by KyrieJama
:lol: jibril yonisna wa'ayo?
hint riyaale.

Re: loool ....What is going on

Posted: Wed Feb 01, 2012 10:42 am
by Mr_Alfaas
lol, Ma jiraan wax jibril yonis la dhaho dega oodweyne, halkeed ka keentay magacan??
wa awdal state :lol:

Re: loool ....What is going on

Posted: Wed Feb 01, 2012 7:59 pm
by Saraxnow
bal maxa udiiday inu idhahdo waa gadabuursi ama samaroon? bloody embrouillé :lol:

Re: loool ....What is going on

Posted: Wed Feb 01, 2012 11:03 pm
by NewHargeisaGirl
Alla waa DJIBOUTISOMAL
bein revenu mon cheri inaabti :clap: :clap:

Re: loool ....What is going on

Posted: Thu Feb 02, 2012 4:03 am
by djibsomali
Alla waa DJIBOUTISOMAL
bein revenu mon cheri inaabti :clap: :clap:
inabtiyoo qurux badaan ii waraan!
maad ficantahay!!
kuwii dofartii ilmaa bucur bacayr walii meeshaan may kaa labaa wajaliyaan ooh amaan may ku siiyeen?

I hope you doing well and your familly!

Re: loool ....What is going on

Posted: Thu Feb 02, 2012 8:38 am
by Mondey
welcome back professor Djibsomali :up:

Re: loool ....What is going on

Posted: Thu Feb 02, 2012 8:53 am
by djibsomali
welcome back professor Djibsomali :up:
inadeer qormaa ayaan professor noqday?
ileen waa la isku turaa