Madaxwaynaha somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillanyo) aya maalinta bari ah safar ugu bixi doona london
posted by: Bidaar
Madaxwaynaha somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillanyo) aya maalinta bari ah safar ugu bixi doona dalka dibadisa safarkan u madaxwaynuhu ugu kicitimayo dalka uk aya aan wali la shaacin kaas oo u madaxwaynuhu maalmahanba u kaalsooni ka dheex doon doonayay qaybaha kala duwaan ee bulshada kaas oo ku guulaystay inu ka qayb qaato shirka London ee Somaliland lagu marti qaday iyado aay maanta labada Gole ee waakilada iyo Guurtiduba ay maanta aansixiyeen in ay soomaliland ka qayb qaadato meelkasta oo qadiyada Somaliland lagu hadal hayo.
Xoogtan safarka madaxawaynaha oo aanu ka heelnay dad-ka u dhuun daloola xooga madaxtoyada kaas oo siicad noogu sheegay inu maalinta bari ah u safarka madaxwaynuhu iyaado ay xili-ga u qabsoomayo shiorkani ay ka hadhsantahay muddo laaba toddobad ahi