Page 1 of 1

SNM Militia Defeated Yet Again. Military Vehicles Captured!

Posted: Wed Feb 08, 2012 6:27 am
by Somalian_Boqor
Somaliland Defeated Again At Buhodle Prisoners & Military Vehicle Captured. :mrgreen: :som: :up:

Image
Image

Dagaalkii Duleedka Buuhoodle oo Qadar ka Dib u Bilawday Iyo Gaadiid laga Qabsaday Somaliland oo la Geeyay Buuhoodle (Faahfaahin)

Buuhoodle (RBC) Dagaalkii saaka waaberigii ka qarxay deegaanka Sooljoogto ee duleedka magaalada Buuhoodle ayaa dib u bilawday ka dib markii uu qadar hakaday, sida wararka ugu dambeeya nagu soo gaarayaan.

Dagaalka ayaa saaka qarxay wax yar ka dib xilligii Salaada Subax, wuxunaa dagaalku ku bilawday madaafiic ay isweydaarsadeen labada dhinac waaberigii ka dibna waxaa bilawday dagaal toos ah.

Sooljoogto waxay dhanka Galbeed ka xigtaa Buuhoodle illaa 30- KM, waana meeshii uu dhowaan ka dhacay dagaalkii dhexmaray ciidamada Somaliland iyo kuwa Buuhoodle.

Sida uu sheegay wariye madax bannaan oo degmada Buuhoodle jooga dagaalka ayaa qadar qaboobay hase yeeshee wuxuu markale dib u bilawday ka dib markii ciidamada maamulka Somaliland ay soo rogaal celiyeen.

C/risaaq Bakeyle oo ka tirsan maamulka maamulka degmada Buuhoodle oo telefoon aan kula hadalnay wuxuu sheegay in illaa saddex baabuur oo nooca dagaalka ah kuwaasoo laga soo qabsaday ciidamada Somaliland. Mid ka mid ah baabuurtaasina waxaa saaran qoriga Zuu-ga.

C/risaaq wuxuu intaa ku daray inay sidoo kale dhankooda hayaan maxaabiis ay dagaalka ku soo qabteen.

Dhanka Somaliland weli kama hadlin dagaalka iyo baabuurta la sheegayo in looga qabsaday dagaalka.

Khasaaraha dhimasho iyo dhaawac

Dad ku sugan magaalada Burco ayaa Raxanreeb u sheegay in isbitaalka Burco la geeyay dhaawac iyo meydad lagu sheegay illaa 12 ruux kuwaasoo ahaa ciidamada maamulka Somaliland.

Dhanka magaalada Buuhoodle waxaa la geeyay tobaneeyo dhaawac iyo saddex dhimasho oo ah ciidamadii dagaalamayey.

Dagaalka ayaa ku fiday Meygaagle iyo Qorilugud. Qorilugud waxaa horey u joogay ciidamada Somaliland.

Xaalada magaalooyinka Buuhoodle iyo Burco ayaa aad u kacsan iadoo dadku ay aad u hadalhayaan dagaalka, sida uu soo sheegayo wariyaha Raxanreeb ee Hargeysa.

Dagaalkan wuxuu yimid xilli ay dawlada Ethiopia wado wada hadal ay isugu keeneyso madaxda Somaliland iyo kuwa Khaatumo State. Waxaana hadda arimaha wada hadalkan dartiis Addis Ababa u jooga masuuliyiin ka socota labada dhinac.

RBC Radio
Xafiiska wararka Muqdisho

Re: SNM Militia Defeated Yet Again. Military Vehicles Captur

Posted: Wed Feb 08, 2012 6:27 am
by Somalian_Boqor
Khatuumo State Press Conference. Audio 8-)
http://horufadhi.com/2012/02/07/maam...hegaysosawiro/

Re: SNM Militia Defeated Yet Again. Military Vehicles Captur

Posted: Wed Feb 08, 2012 6:54 am
by AwdalPrince
This is just getting embarassing, is this the 19th time they tried to capture Buhodle and failed?

Re: SNM Militia Defeated Yet Again. Military Vehicles Captur

Posted: Wed Feb 08, 2012 9:01 am
by Mr_Alfaas
waligenba cabaadka iyo beenta waa la idinku yaqaanay ......Ku dhufo ka dhaqaaq hadaad bilowdeen waa ayaan daro in aad ku faantaan...mida kale waxan la yaabay beentan la isku sheegayo....

Wali talo ayaa la idinsinayaa oo nabad la idinku baqaaya wad ogtihin buhodle oodhan 1 bm ayaa rusheyn karta wax shaki ah kama jiro ee nabada qaata oo qoriga dhiga :lol:

Re: SNM Militia Defeated Yet Again. Military Vehicles Captur

Posted: Wed Feb 08, 2012 9:12 am
by samadoon-waaxid
waligenba cabaadka iyo beenta waa la idinku yaqaanay ......Ku dhufo ka dhaqaaq hadaad bilowdeen waa ayaan daro in aad ku faantaan...mida kale waxan la yaabay beentan la isku sheegayo....

Wali talo ayaa la idinsinayaa oo nabad la idinku baqaaya wad ogtihin buhodle oodhan 1 bm ayaa rusheyn karta wax shaki ah kama jiro ee nabada qaata oo qoriga dhiga :lol:
:?
Image

Aflas,ur entire Ayoub clan could fit in this siiso,i'd be pissed if I was u

Image

Re: SNM Militia Defeated Yet Again. Military Vehicles Captur

Posted: Wed Feb 08, 2012 9:40 am
by abdisamad3
waligenba cabaadka iyo beenta waa la idinku yaqaanay ......Ku dhufo ka dhaqaaq hadaad bilowdeen waa ayaan daro in aad ku faantaan...mida kale waxan la yaabay beentan la isku sheegayo....

Wali talo ayaa la idinsinayaa oo nabad la idinku baqaaya wad ogtihin buhodle oodhan 1 bm ayaa rusheyn karta wax shaki ah kama jiro ee nabada qaata oo qoriga dhiga :lol:
Image

Re: SNM Militia Defeated Yet Again. Military Vehicles Captur

Posted: Wed Feb 08, 2012 9:54 am
by Mr_Alfaas
samadoon-waaxid Dagaalka waxba lagu kala qabsada baabuur iyo maxaabiis ee buunbuuninta iska dhaafa .
in due time the truth will come out who fought who won who lost n the casualties

sii soco soo soco :lol:

Re: SNM Militia Defeated Yet Again. Military Vehicles Captur

Posted: Wed Feb 08, 2012 11:05 am
by sheekh-Farax-zero
walle indha-adeyg la idiin daa,, those two trucks clearly have your ciidanka qaranka mark..

http://oodweynenews.com/news/80864-sark ... obiya.html

Re: SNM Militia Defeated Yet Again. Military Vehicles Captur

Posted: Wed Feb 08, 2012 12:39 pm
by Somalian_Boqor
walle indha-adeyg la idiin daa,, those two trucks clearly have your ciidanka qaranka mark..

http://oodweynenews.com/news/80864-sark ... obiya.html
It's okay the Karbash is to much for them to handle noh.

Re: SNM Militia Defeated Yet Again. Military Vehicles Captur

Posted: Wed Feb 08, 2012 2:32 pm
by BankiiTuuyo
walle indha-adeyg la idiin daa,, those two trucks clearly have your ciidanka qaranka mark..

http://oodweynenews.com/news/80864-sark ... obiya.html
It's okay the Karbash is to much for them to handle noh.
war kaalayo bakhtigiina gurta darood dugaagow in badan ba laydin laha war joogsada oo nabad la idinla baryayay no more ninki guuleysan jiray ayuunba hadana guuleysan doona lascanood=dhalfo isaaq , caynaba mineeee!!!!!! buhoodle check mate!!!!!!!! hahahaha u think am hawiye? u devided them but still utanga lagu geeyay , U NEVER WON A SINGLE WAR WEAK ASS DAROOD !!!! WOYANE AYA KU GUMEYSTAA FOR HOW LONG WAR FIKIRA REALIZE INAAD DICIIF DICIIF DHALAY TAHAY :lol:

Re: SNM Militia Defeated Yet Again. Military Vehicles Captur

Posted: Wed Feb 08, 2012 2:34 pm
by FBISOMALIA
walle indha-adeyg la idiin daa,, those two trucks clearly have your ciidanka qaranka mark..

http://oodweynenews.com/news/80864-sark ... obiya.html
It's okay the Karbash is to much for them to handle noh.
war kaalayo bakhtigiina gurta darood dugaagow in badan ba laydin laha war joogsada oo nabad la idinla baryayay no more!
when you will learn to write proper somali :lol: :lol: :lol:

Re: SNM Militia Defeated Yet Again. Military Vehicles Captur

Posted: Wed Feb 08, 2012 2:38 pm
by BankiiTuuyo
WAR ORODO SUULKAGA ISKA MUUDSO CIYAAL BAAD TAHAYE :lol:

INTAASO SANADOOD AYEEYNU DAGAALAMAYNE BAL WAXAAD II SHEEGTA MEEL YAR O KELIYA OO ISAQ LAGA MAROORSADAY? HABADA ISAAQ INTA MEELOOD EE UU KA QAADAY DAROOD MA KU TIRIYA? MAXA SIYAD BARE KA CADHAYSIIYAY? U HAVE TO UNDERSTAND THIS BUDDY :lol
XAGA DURUGSATEEN DALKAN LAISKU HAYSTABA WA DEGALADIINIIIYE :lol:
jaahil xun oo caday soomali afka ku sitataad tahaye

Re: SNM Militia Defeated Yet Again. Military Vehicles Captur

Posted: Wed Feb 08, 2012 2:45 pm
by FBISOMALIA
Last edited by BankiiTuuyo on Thu Feb 09, 2012 12:37 am, edited 1 time in total.
relax kid :lol: :lol: :lol:

Re: SNM Militia Defeated Yet Again. Military Vehicles Captur

Posted: Wed Feb 08, 2012 2:48 pm
by BankiiTuuyo
^^^^ wa hadal fiican hahah wtf

Re: SNM Militia Defeated Yet Again. Military Vehicles Captur

Posted: Wed Feb 08, 2012 2:55 pm
by FBISOMALIA
^^^^ wa hadal fiican hahah wtf
:lol: :lol: :lol: :lol: