Mr alfas inaadeer meeshaa camiradaa kaa daah
Haa iguu noqoon miid issak ooh mirqansaan
maya waxan la yaabay labadiidan aan awdal aheyn hadana ka hadlaya...
there are two things
1.Diaspora of a community/region/country(5-10%)
2.People who reside/live/inhibit that particular region.90-95%)
Caqliga saalimka ah hadad la kaashato waxay cadeyneysa in dadka wadanki ku nool hadalkoda la qaadan karo thats where the counting starts & ends..





