Waxaan odhan lahaa asxaabta qaaliga salaanta islaamka asalamu caleykum wa raxmatullahi waa barakatu. Ber yahan aad ma uu so gelin bogan inkasto aan eego qoraalaha la soo bandhigo.
Waxaan sii khaas uu salaamaya dhamaan asxaabta reer berbera xaaladha iga warama dee.