Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

funny qurjille comments against majedhen

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LeonidaS
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 395
Joined: Wed Aug 08, 2007 5:50 pm

funny qurjille comments against majedhen

Postby LeonidaS » Wed Feb 15, 2012 5:42 pm

Faroole kaliya maxaynu wax uga sheegnaa horta Majerteen miyuu isdhaama waa wada inagumeed mamul yeshaye uf raga ku faanaya dhawac ban daweynay ayadoo xabadi dhacayso duli alle idin bad gun


salaan dhamaan daraawiishta khaatumo state
dhabayaco weligood gun bay ahaayeen waxayse sii gumoobeen markay faroole oo nacasnimo iyo dhulbahante nacayb isku darsaday hogaanka u dhiibteen reerkuna iskuma jiree cumar maxamuud cid dhaanta kuma jirto inkastoo markaad si u eegto aad odhanayso wuxuba isma dhaanto iyo dhasheed saa faroolahaa caqliga xun bayba iska qaban waayeene tolkii kala dilay dhulbahante wuxuu yidhi waa dad fashilan warsan geli waa argagixiso leelkase waa shabaab mj iyagii baa intaa is cunaya maalin walbana hadhka galay kii fiicnaa suuqa ku toognaya hadana kuwaa u sacabinaya oo khaladka iyo maan gaabnimada ku raacsan dhulbahante isgaa is dib dhigay dadka kale markay wadamadooda hormarsanyeen ee garoomada samaysanayeen anagu miyaanan dunida joogin ma hadaan nimi? mise way naga fiican yihiin eeda cid kaleeto yaan la saarin aynu is eedayno maanta intaas ayaa noogu filan bahdilaad dibse inaanay u dhicin ayaan rajaynaynaa mj garoon uu leeyahayna aynan madaxdeenu ka duulin xataa haduu faanoole xukunka ka dego isku halayn dambe yaysan dhicin
mareexaan way mahadsan yihiin waana ku amaanaynaa wallee lakala gobsan
GUUL KHAATUMO STATE OF SOMALIA



kkkkkkkkkkkkkkkkk

User avatar
LeonidaS
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 395
Joined: Wed Aug 08, 2007 5:50 pm

Re: funny qurjille comments against majedhen

Postby LeonidaS » Wed Feb 15, 2012 5:44 pm

more comments

kkkkkkkkkkkkkkkkk

Majeerten waagii caydiidkii hawiye galkacyo ka soo eryey ayagoo muusanaabaya oo yaa daarod aay .yaa hartiyaay leh bey soo galeen laascaanod.dhulbahante qorigu wada qaatay ayadoo tolnimo loo daafacayo rageenii baana ku wada dhintay mudug waligeedna lanagama maqal xabad banu ka ridnay galkacyo. Ayana maanta markii aan xitaa mamulkay haysteen ka hulelnay ayodoo cadow isbahaystay na horfadhiyo. Mj wuxuu bilaabey inay sidii dhoocil foodley ah gadaasheena naga soo caayaan. Huran umaqli jirey dumar moyee rag kama jiro


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 8 guests