


Moderator: Moderators





Liqaye
Ma mid yaroowe ka yamid oo maryo siigo cas leh xidhan ayaa contruct kii la siiyay


sxb terminals cusub ayaa lagu kordhinayaa, waana la cayriyaynayaa waxaana ku baxaysa lacag ku dhow shan million oo doolarwiigii hore ayaan Hargeisa ka imi oo madaarka dhismaha qaybta cusub waa la bilaabay oo wax yar ayaa ka dhinayd. Chineseku maxay dhisayaan ileen haddaaba qaybta cusub gacanta lagu hayaye?

Dee terminalku waaba iska diyaar oo waa ka aan ku leeyahay gacantaa lagu hayay.terminalka hadda jira mid leeg weeye oo diyaar weeye. daaqadaha ayuun baa ka dhinaa.sxb terminals cusub ayaa lagu kordhinayaa, waana la cayriyaynayaa waxaana ku baxaysa lacag ku dhow shan million oo doolarwiigii hore ayaan Hargeisa ka imi oo madaarka dhismaha qaybta cusub waa la bilaabay oo wax yar ayaa ka dhinayd. Chineseku maxay dhisayaan ileen haddaaba qaybta cusub gacanta lagu hayaye?![]()
Hargeisa warkeeda i sii?



haa marmar shakigaa dadka waan la qabaa haddana waxaan is idhaahdaa waa shaki uun e waxaa waxba kama jiraan. sidaan kuu sheegay sadex arimood ayay dadku ka shakiyeen:
xaga siyaasada, waxaan ku waydiiyay adiga fikirkaagu muxuu yahay, miyaad la qabtaa shakigaa dadka qaar muujiyeen?


i know the contract is granted to a chinese company with a somalilander partner, ma ka somalilanderka baa Aden madobe ah?
Ta kale kan liqaaye la yidhaa intaan anigu arkayay markuu meeshan wax ku qoro wuxuu ka hadlayaa HJ/Aden Madobe. waar Liqaayow ma Adan madoobaad ku siigaysataa habeenkii?

War Terminal Cusub oo ay Ku Baxeyso 4.9 Million Us Dollar ayaa Dhisayaaye, Bal arka Inaaney Dadka wadanki Jooga warba Hayniin, Kaliil oo shalay ka Yimi oo weliba soo Maray Airportka Hargeisa ayaan Ogayn ino Chinese dhisayo Hargeisa...wiigii hore ayaan Hargeisa ka imi oo madaarka dhismaha qaybta cusub waa la bilaabay oo wax yar ayaa ka dhinayd. Chineseku maxay dhisayaan ileen haddaaba qaybta cusub gacanta lagu hayaye?

Liqaaye terminalka ina la dhisayo waan soo arkay laakiin cida dhisaysa cidna maan weydiin. Yacni waxaan u jeeday ileen terminalka dhismihiisa waaba la bilaabaye chineseka maalmahan la hadal hayo ma wax cusub oo kale ayay samaynayaan mise terminalka hadda la wado ayaa la sheegayaa.Maalintaan Hargeysa ka degayay 12.01.2012 waxa diyaaradaanu la soconay nala saarnaa maydkii Aadan Mire Waqaf oo Malaysia laga keenay. Maalintaan soo baxayayna waxa madaarka kasoo degayay oo carpetka loo dhigayay Siilaanyo.Runtii ilaa Hawd inaan tago waan jeclaa laakiin fasaxa ayaa igu yaraa oo 4 week keliya ayaan wadanka joogay. Burco oo yara gaadhay oo maalin iyo habeen soo joogay mooyaane meel kale Hargeysa umaan dhaafin.Inaan Hargeysa guri kasoo iibsado ayaan meesha u tegey oo taana waan kusoo guulaystay alxamdulillah. Hargeysa way nimcaysnayd oo magaaladu way sii balaadhanaysaa. Waxa fooqyo dhaadheer oo cusub laga dhisayo waad yaabaysaa.xagaasay lacagi taalaaye Yurub waxba ma yaalaan. xoogaa sawiro ah waan kasoo qaaday meesha e markale ayaan soo gelin.
War Terminal Cusub oo ay Ku Baxeyso 4.9 Million Us Dollar ayaa Dhisayaaye, Bal arka Inaaney Dadka wadanki Jooga warba Hayniin, Kaliil oo shalay ka Yimi oo weliba soo Maray Airportka Hargeisa ayaan Ogayn ino Chinese dhisayo Hargeisa...
War Inader Intaad Dhuumatay oo Baxsatay ayaad Hal Sawir ahna noo sidin Bal Maxeyno Ku wada Hadalna Kaliilow? Mise Sidaadi ayaad Ila Hawdki Carartay?

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 16 guests