Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Cigaal international airport under full construction

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Cigaal international airport under full construction

Postby LiQaaye_TDH » Mon Feb 20, 2012 5:57 am


War Terminal Cusub oo ay Ku Baxeyso 4.9 Million Us Dollar ayaa Dhisayaaye, Bal arka Inaaney Dadka wadanki Jooga warba Hayniin, Kaliil oo shalay ka Yimi oo weliba soo Maray Airportka Hargeisa ayaan Ogayn ino Chinese dhisayo Hargeisa...

War Inader Intaad Dhuumatay oo Baxsatay ayaad Hal Sawir ahna noo sidin Bal Maxeyno Ku wada Hadalna Kaliilow? Mise Sidaadi ayaad Ila Hawdki Carartay?
Liqaaye terminalka ina la dhisayo waan soo arkay laakiin cida dhisaysa cidna maan weydiin. Yacni waxaan u jeeday ileen terminalka dhismihiisa waaba la bilaabaye chineseka maalmahan la hadal hayo ma wax cusub oo kale ayay samaynayaan mise terminalka hadda la wado ayaa la sheegayaa.Maalintaan Hargeysa ka degayay 12.01.2012 waxa diyaaradaanu la soconay nala saarnaa maydkii Aadan Mire Waqaf oo Malaysia laga keenay. Maalintaan soo baxayayna waxa madaarka kasoo degayay oo carpetka loo dhigayay Siilaanyo.Runtii ilaa Hawd inaan tago waan jeclaa laakiin fasaxa ayaa igu yaraa oo 4 week keliya ayaan wadanka joogay. Burco oo yara gaadhay oo maalin iyo habeen soo joogay mooyaane meel kale Hargeysa umaan dhaafin.Inaan Hargeysa guri kasoo iibsado ayaan meesha u tegey oo taana waan kusoo guulaystay alxamdulillah. Hargeysa way nimcaysnayd oo magaaladu way sii balaadhanaysaa. Waxa fooqyo dhaadheer oo cusub laga dhisayo waad yaabaysaa.xagaasay lacagi taalaaye Yurub waxba ma yaalaan. xoogaa sawiro ah waan kasoo qaaday meesha e markale ayaan soo gelin.
Maye inader waxa weeye Mid Cusub oo La dhisayo ayaan Filaya maaha kan hadda shaqado Ku socota, waxaana iyana la dhisaya Ka berera...

Inader warbxin wanaagsan ayaad ii siisay alxamdulilah haddi halki aqalka aad ku soo Guuleysatay Ma Heshay Mid Suuqa uu dhow waadiga halkaas ayaan ka doonayaye, Mida kale Insha allah Hadda Programme Ganacsi ayaan Bilaabaya BURCO, insha allahna waan soo Gaadhsiin doona Hargeisa Haddo ilaahay Igu Guuleyo BURCO...

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Cigaal international airport under full construction

Postby kaliil » Mon Feb 20, 2012 11:39 am


Maye inader waxa weeye Mid Cusub oo La dhisayo ayaan Filaya maaha kan hadda shaqado Ku socota, waxaana iyana la dhisaya Ka berera...

Inader warbxin wanaagsan ayaad ii siisay alxamdulilah haddi halki aqalka aad ku soo Guuleysatay Ma Heshay Mid Suuqa uu dhow waadiga halkaas ayaan ka doonayaye, Mida kale Insha allah Hadda Programme Ganacsi ayaan Bilaabaya BURCO, insha allahna waan soo Gaadhsiin doona Hargeisa Haddo ilaahay Igu Guuleyo BURCO...

inader Wwadanku qofka shaqo ku haysan ayuu u xunyahay laakiin qofka shaqaysanaya e ganacsanaya meel uga fiicani ma jirto.Dadka Yurub jooga iyagoo intaa shaqaysanaya haddana waxba ma hayaan laakiin dadka wadankii ka shaqaystaa iyagaa inaga taajirsan oo ganacsatadu waa wada millionaire.Waa meel niyada happy laga wada yahay oo bilaa stress ah.Guriga waxaan ka iibsaday bariga Hargeysa. Waa xaafad suuqana aad ugu dhowayn aadna uga fogayn. Waa xaafad Sheekh Yuusuf la yidhaahdo oo markii hore degmada Gacanlibaaxe New Hargeysa hoos iman jirtay laakiin dhowaan ayaa degmo loo magacaabay markay magaaladu fiday. waxa la yidhaahdaa degmada Axmed Macalin Haaruun.Beryahan HJ ayaa bariga Hargeysa soo degta. Waxa la yidhi HJ waxay yidhaahdaan markii horeba khalad ayaanu samaynaye inagaa reer bari isla ahayne inaanu idinka idinlasoo degno ayay ahayd.Yacni HY ayay leeyihiin markii horeba inaanu idinka idinlasoo degno ayay ahayde inaanu daanta galbeed degno may ahayn.Dahabshiil iyo indhodeero labaduba guryo waaweyn ayay New Hargeysa ka dhisteen.

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Cigaal international airport under full construction

Postby KingWaslawi » Tue Feb 21, 2012 2:51 pm

Waxaan maqlay chinese ku waxay dhisayaan runway cusub, barxadda diyaarahadaha way balaadhinayaan.

Kaliil waar bal ii waran niyaw ma wadankii baad qabatay? Maxaad kala soo kulantay bal hrumarka ka sheekee, sawirro ayaanu kaa sugaynaa.

JSLBerbera
Posts: 235
Joined: Tue Aug 16, 2011 5:15 pm
Location: Berbera

Re: Cigaal international airport under full construction

Postby JSLBerbera » Wed Feb 22, 2012 4:51 pm

sawiiro badan inoo dalaca :up: :sland:

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Cigaal international airport under full construction

Postby kaliil » Mon Feb 27, 2012 1:51 am

1.

User avatar
PRinCeS_LicK
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1869
Joined: Tue May 13, 2003 7:00 pm
Location: ?-???-?ILLest_Somali_Shawty?-???-? BuRCo0oo STanD uPp!!

Re: Cigaal international airport under full construction

Postby PRinCeS_LicK » Mon Feb 27, 2012 11:43 am

Somaliland cirkaay marisaa Alhamdulilaaaaah All praise be for Allaah for blessing us :sland: :sland: :sland: :sland:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Cigaal international airport under full construction

Postby SahanGalbeed » Mon Feb 27, 2012 2:01 pm

Haa , kaliil , thanks , welcome back cousin !

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Cigaal international airport under full construction

Postby Khalid Ali » Mon Apr 09, 2012 2:27 pm

Image

Image

Image

Image

Image

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Cigaal international airport under full construction

Postby Khalid Ali » Mon Apr 09, 2012 2:27 pm


original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 25210
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Cigaal international airport under full construction

Postby original dervish » Mon Apr 09, 2012 2:30 pm

hey, i just love the scale they`re using to weigh the luggage :up: :D

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Cigaal international airport under full construction

Postby Somalistan » Mon Apr 09, 2012 6:37 pm

not bad.

User avatar
LaY-D_LicK
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 910
Joined: Tue Mar 18, 2003 7:00 pm
Location: SomaliLand Royalty ... Londons Fynest ... and Your a fake online character

Re: Cigaal international airport under full construction

Postby LaY-D_LicK » Mon Apr 09, 2012 9:46 pm

EGAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAL :sland: 8-)


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 16 guests