[youtube]teY13zZ3byg&feature=channel[/youtube]
Ugaas Samatar
Xariirad halka laga galo waxa ku aasan ugaas Samatar oo ahaa ugaaskii beelaha gadabuursi sanadihii 1770 nadii. Dadka deegaanku waxay ii sheegeen inuu intuusan geeriyoon ugaas Samatar uu ku riyooday isagoo Abeeso qaniintay, markaa si abeesada looga ilaaliyo waxa awr ku sidi jirey nin Kabaharag ah. Laakiin habeen habeenada ka mid ah ayuu kaadi uga dhaadhacay awrkii dabadeedna halkaasaa abeesadii ku qaniintay tiisiina way ku noqotay Allaha u naxariistee.
The abtirsi of the current Ugaas goes back to this man:
Ugaas Cabdirashid Ugaas Rooble Ugaas Doodi Ugaas Rooble Ugaas Nuur Ugaas Rooble Ugaas Samatar




