War Culus:: Maamul Goboleedka Garoodi State Of Somalia oo lagaga dhawaaqayo Magaalada Hargeysa
Waxa dhawaan lagu dhawaaqayaa maamul gobaleedka Gaaroodi state of somalia oo ay caasimad u tahay koofurta magaalada Hargeysa sida warar hoose oo aanu helayno ay tibaaxayaan waxaan shirar hoosaadyo u socdaan qaar ka mid ah dhalinyarta iyo siyaasiinta beelaha ciidagale weyne oo iyagu ka biyo diiday sida siilaanyo wax u wado iyaga oo sheegay inuu siilanyo taladii uu uu gacta u galiyay beeshiisa iyo dad kale oo gacan saar la leh beeshiisa isla markaana u xaqoodu duudsiiyay beesha gobalka garoodi (ciidagale) isla markaana oo ku duulay dad aan waxba galabsan oo dhulkoodii jooga(Dhulbahante).
"magaalada Hargeysa ayaa noqonaysa magaladii labaad ee laba maamul gobaleed ka taliyaad sida kaalgacayo oo uu u kala qabsan puntaland iyo Gal-mudug."
![]()
http://khatumo.com/2012/02/15/wardag-da ... -hargeysa/








