Postby HooBariiska » Thu Mar 01, 2012 9:20 pm
Kaliil thanks for the insight, are they reer ugaadh by any chance?
reer boodhle
reer baradho
reer baadho
all wealthy cabdella isaxaaqs, sometimes they confused the fok out of mne

Timo_case ilma Boodhle inay Cabdale Isaxaaq yihiin ayaan hubaa laakiin inay reer ugaadh yihiin ma hubo.waxaan u malaynayaa waa ina reer ugaadh la igu yidhi.Cabdale Isaxaaq waa maalqabayaasha Isaxaaqa. intiina kale waxba ma haysaan

. Bishii January ayaan Hargeysa tegey oo ilma Boodhle xiitaa waanu isasoo aragnay. Nin ilma Boodhle adeer labaad u yihiin ayaan guri kasoo iibsaday markaa ilma boodhle ayaa ninka damiin ka ahaa markaanu heshiiska kala saxeexanaynay.
