Moderator: Moderators

Embarrassing from the verb em·bar·rassPlease have your say.![]()

War niyow xagge lagugu soo koriyay adiga ?aar bal ukaadi, let the people have their say. sit back and watch

War niyow xagge lagugu soo koriyay adiga ?
Sideed ugu tidha nin aad cayayso , ha soo jawaabin oo sit back and watch ?
You're not caadi my friend .

Khayr Allaha ku siiyo somalistan inadeerow , waa iska dhallinyar wareersan .
War nimanyow dhegaysta , haddey noqoto the sultaan ninkan isku baxshay iyo willka kale e majeerteen e mody21 la yidha ba , waxyaala aan is qaban baa jira .
Qabyaaladu , nidaam {rules} bay leedahay. Just like any other game , qardays-ku waa ka xaaran . Iminka markaad kubada ciyaarayso , xaddaad ku xanaaqdo ciyaartow ga kale , waa lagu ganaaxaya sow ma'aha ?
Sida si le'eg wax "proportionality" la yidha baa la ilaashada , markaad qabyaalada galayso .
Maury Povich references , "you're getting a boner at the sight of me " iyo " I'm pimping large" in such and such city , disposition-ki ciyaartan lagu so geli jiray ku ma ba jiraan .
Marka sida loo dhigo hadalka , halka la ga soo rido dhamacda , waxyaalo la kala barto weeye , waxna idin ka ma muuqdaan sidaan u arko anigu .
Anigu se , cid walba waan u ogolahay iney wax iga sheegan
Qabyaaladu , nidaam {rules} bay leedahay. Just like any other game

Of course de . About the horse in my avatar , he is from a superb lineage , believe meKhayr Allaha ku siiyo somalistan inadeerow , waa iska dhallinyar wareersan .
War nimanyow dhegaysta , haddey noqoto the sultaan ninkan isku baxshay iyo willka kale e majeerteen e mody21 la yidha ba , waxyaala aan is qaban baa jira .
Qabyaaladu , nidaam {rules} bay leedahay. Just like any other game , qardays-ku waa ka xaaran . Iminka markaad kubada ciyaarayso , xaddaad ku xanaaqdo ciyaartow ga kale , waa lagu ganaaxaya sow ma'aha ?
Sida si le'eg wax "proportionality" la yidha baa la ilaashada , markaad qabyaalada galayso .
Maury Povich references , "you're getting a boner at the sight of me " iyo " I'm pimping large" in such and such city , disposition-ki ciyaartan lagu so geli jiray ku ma ba jiraan .
Marka sida loo dhigo hadalka , halka la ga soo rido dhamacda , waxyaalo la kala barto weeye , waxna idin ka ma muuqdaan sidaan u arko anigu .
Anigu se , cid walba waan u ogolahay iney wax iga sheegan![]()
![]()
![]()
Yacni protocol bey leedahey miyaa xaaladani
I still say your avatar is embarrassing though

War niyow xagge lagugu soo koriyay adiga ?aar bal ukaadi, let the people have their say. sit back and watch
Sideed ugu tidha nin aad cayayso , ha soo jawaabin oo sit back and watch ?
You're not caadi my friend .

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 14 guests