What is that flag under the Somaliland flag starting at 0:00?

Sallaxley district flag i assume.
VIDEO: Daawo Ku-simaha Badhasaabka Hargeysa oo Kormeer Xog-ogaal u Noqosho ah Kusoo Maray Magaalada Sallaxley iyo Deegaanada Hoos Yimaada
Published: 03/04/2012 @21:45
Baadhasaab ku xigeenka ahna ku simaha Badhasaabka Gobolka Hargeysa Mr. Rashiid Axmed Maxamed iyo Madax ka tirsan Maamulka gobolka oo Socdaalkoodu salka ku hayo xog ogaal u noqoshada xaalada dadka iyo duunyada gobolka gaar ahaana Abaaraha xog warran ka dhegeystay Gudoomiyaha Sallaxley Ismaaciil Shiine iyo Odayaasha Deegaanka
.