Khaalid why are you sweating bro?
Something good can come out of this that is depending on what u and I consider good. It's crucial to at-least remain hopeful instead of shooting down the rocket before it launches.
Advo i know nothing hagaagsan will come out of this i am not sweating why should i

I have complete trust in Siilaanyo and our government i just don't trust Koonfurian Politicians thus i believe nothing will come out of this u will see wanu u fadhina

Talks way burbur doonaan because cidi tanasuli mayso
This how it goes
Somaliland delegation bal warama walanweyn maxaad haysin ka warama xamar iyo budhlayn iyo meelahaaad ku nooshin
Somalia delegation Aboowyaal nugu soo biira waanu idin doonayna hanaga tegina Moos banu qabna iyo babay
Somaliland delegation walanweynow ma dad walaan baad tihin suaasha iga maad jawaabin dalkina ka warama
Somalia delegation aboowoyaal isku dal baanu nahay idinku woqoyi maxaad ku haysin
Somaliland delegation war nacala abihi ku yaalkan gudhuga yaad woqoyi ku leedahay afkaga Somaliland bar
Somalia delegation Aboowe fiiri xaad ii caysaa Woqoyi wa meel fiican cayda jooji nooh
Somaliland delegation cay baad sheegeysa inanu idinla hadalna ba qalad ahayd
Somalia delegation Aboowe caadi iska dhig nooh anagu Somalilayn wa oghanahay wa meel aan biyo lahayn biyo aan idin galinayna nooh
Somaliland delegation Aboowgaga na ma aqaane balayo ku aboowsay adeer waxan ku idhi adeer isku afsomali ma nihin sideenu isku afgarana
Somalia delegation aboowe adigu qaldaan aa tahay afsomaliga jilci nooh meesha wa gogol xaar waa is baranayna
Somaliland delegation war maad walaantahay meeshu wa gogol xaadh waynu u gogal xaadhayna gogosha ha inaga xaarin war inaga keexeya meesha Reer Somalilandow.
Talks fail
