Page 1 of 1

Warye reer sheikh Isaaxaqow

Posted: Thu Apr 19, 2012 2:24 pm
by SahanGalbeed
War nimanyow i maqla . Horta topigan kale e ku saabsaan "no more talks between SL iyo Somalia" ma soo dhex gali karo .
Daaroodka ha iska la murmina .
Aqligiina ayaa wax kuu beelaya , sharaftiina ayay wax ka dhacaysa , wakhtigiina na wuu idin ka lumaya .


Iney Somalia burburkeeda tan iyo sidii Somaliya waddan looga dhigay ba iyagu u dan tahay iyo in kale , ayaa inoo kala caddanaysa .
Qabyaaladoodu waa "race to the bottom" dadkan . Way kula dhaadhacayaan , wallahi.
"Principles"-kiina ku adkaysta ,"higher road"-kiina ku jira , "leader"-yadiina na ku kalsoonada .


Dadkan , ummad iska bila "insurance" ah bay ahayeen . Dawladihii gaalada e maraykan iyo ingiiris ka mid ahaayeen , ba damiin u noqday. Gaadhi bila insurance ah na la ma fuulo { waxaynu u la hadlayna ba taas ah } , ninkii shil-kiisu bataa na , insurance kiisa ayaa iska fasaxda.
Anaga marnaba waxba inaga ma xumaanayaan , sidaas aynu isu ogaano .

Re: Warye reer sheikh Isaaxaqow

Posted: Thu Apr 19, 2012 2:33 pm
by SultanOrder
Mudane Sahangalbeed, Hogaanka Guud ee Political-Somaliland section :sland: :up: