Moderator: Moderators



Wallee? abtiyo Allah caafiyo. Walleee afrikaanku waa isku mid caqli xumadda ayaan ku nacay. Just let them demonstrate, interfere only if it gets out of control. Meeshu ma prison baa.^ They are, 2 days ago my abti (moms brother) almost got killed he got got stabbed in the shoulder and leg and got sliced on his neck, it was an ambush, amazingly he survived.






Caynaba inader waa runtaa, waxay ahayd dawladu inay isaga ogolaadaan mudaharaadka oo hadday rabshad sameeyaan uun qabqabtaan. Odayga Dhegaweynena waxay ahayd inuu iskaga qanco go`aankii gudidu soo saartay ileen 15 urur ma soo wada bixi karayaane.
Wallee? abtiyo Allah caafiyo. Walleee afrikaanku waa isku mid caqli xumadda ayaan ku nacay. Just let them demonstrate, interfere only if it gets out of control. Meeshu ma prison baa.


Garad![]()
![]()
![]()
![]()
Oo Kaalay Horta Thats what i was thinking about, all this This Losers dont they get their Money Back? WTF how can you pay 25k and 1 month later your being told you lost it sorry bye
![]()
![]()
![]()
The Only Guy i felt sorry for was My Favorite Runti GURMAD Partty, that guy is such a wadani.. The Rest Udhis iyo Qashinka kale Webiga Togdheer aya La Raacinaya Haddi Burco is Waalwaalan..

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 8 guests