Page 1 of 2

Axmed yusuf yaasin takes rayaale to the supreme court

Posted: Thu May 03, 2012 7:32 am
by The_Emperior5
Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Dacwad Ka Dhan Ah Daahir Rayaale U Gudbiyay Maxkamada Sare ee Somaliland
April 28, 2012

Image

By staff-reporter
Awdalpress(Hargaysa) 27 Apr, 12–Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa Maxkamadda Sare ee Distooriga ah u gudbiyey Dacwad ka dhan ah Guddoomiyaha Xisbigaasi Daahir Rayaale Kaahin, taas oo salka ku haysa talo maroorsi iyo guddoomiyenimada Rayaale ee Xisbiga UDUB.

Dacwadan, oo todobaadkan Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga UDUB Axmed Yuusuf Yaasiin u gudbiyey Maxkamadda sare, ayaa waxa uu kaga dalbaday in Maxkamadu aanay u aqoonsan Daahir Rayaale Kaahin Guddoomiyaha Xisbiga UDUB ee sharciga ah, isla markaana ay xayiraad Maxkamaddu saarto guud ahaanba hawlaha Xisbigaasi inta khilaafka sharci ee xisbiga UDUB ay Makamaddu go’aan ka gaadhayso.

Sida uu Qoray Wargeyska SAXANSAXO, qoddobada dacwadda uu Axmed Yuusuf Yaasiin u gudbiyey Maxkamada sare, ayaa waxa ka mid ahaa In Maxkamaddu Aqbasho in aanu Daahir Rayaale ahayn Guddoomiyaha Xisbiga, iyada oo tix gelinaysa Qodobka 11.7 XGXU, In Maxkamaddu Diido Jawaabta Daahir Rayaale Kaahin, in Maxkamaddu Aqbasho Racfaanka Dacwaddan Inay Maxakamddu Baab’iso Go’aanka Guddida Diiwaan Gelinta ee ku taariikhysan 17/04/2012, In Maxkamaddu Farta ugu fiiqdo Guddida Diiwaan gelinta Wax qabadka Xisbiga Sida Shirkii Golaha dhexe iyo Go’aankii kala saarista Musharaxa iyo Guddoomiyaha Xisbiga iyo In Maxkamaddu Xayiraad Saarto Xisbiga UDUB inta ay Go’aan rasmi ah ka gaadhayso Khilaafka Xisbiga.

Dhinaca kale, Qoraal uu guddoomiye ku xigeenka Xisbiga UDUB Axmed Yuusuf Yaasiin u gudbiyey Guddida diiwaan gelinta oo nuqul ka mid ah uu heley Wargeyska Saxansaxo, ayaa waxa uu nuxurkiisu tilmaamayaa heerka uu gaadhsiisan yahay khilaafka u dhexeeya garabyada Xisbiga UDUB u qaybsan yahay.

Qoraalkan Guddoomiye ku xigeenka UDUB, ayaa waxa uu ku doodayaa in talaabooyinkii uu qaaday isagu intii uu Xisbiga ka maqnaa Guddoomiyaha Xisbiga UDUB Daahir Rayaale Kaahin ay sharci ahaayeen, waxaanu ku eedeeyey Daahir Rayaale inuu Golaha dhexe iyo Guddida fulinta ku darsaday Xubno dheeraad ah oo ka badan intii uu sharcigu siinayey.

Sidoo kale Axmed Yuusuf Yaasiin waxa uu Qoraalkiisan ku dooday in sharciga Xisbigu dhigayo, haddii uu Guddoomiyaha Xisbigu ku guuldareysto hal mar Murashaxnimada Madaxweynaha dalka uu banaynayo Jagada Guddoomiyenimada Xisbiga, isaga oo tibaaxay in Daahir Rayaale Guddoomiyenimada Xisbiga hadda ku joogo tixgelin, hase yeeshee aanu sharci ahayn joogitaankiisu, waxaanu sheegay in aanay wakhtigan wixii ka danbeeya aanay wax ixtiraam ah siin doonin, Maadaama oo joogitaankiisu ay ka hor imanayaan Xeerka iyo Shuruuda u taala Xisbiga UDUB.

Si kastaba ha ahaatee, Khilaafka ka dhex alloosan Xisbiga UDUB, ayaa u muuqda mid sii xoogeysanaya,kaas oo garabyada Xisbigaasi u kala qaybsan yahay ku sii kala fogaanayaan, iyada oo dacwadan iyo Qoraalada uu u Gudbiyey Maxkamadda iyo Guddida diiwaangelinta Ururada Axmed Yuusuf Yaasiin ay muujinayaan in Hogaanka sare ee Xisbigaasi uu khilaaf culusi u dhexeeyo, iyada oo hogaanka sare ee Xisbigaasi ku guuldareystay in ay xaliyaan khilaafkooda.”

Re: Axmed yusuf yaasin takes rayaale to the supreme court

Posted: Thu May 03, 2012 7:41 am
by Madelina
I support Dahir Riyaale Kahin! ...Ahmed Yusuf needs to fall back & stop whinning like an old woman!

Dahir Riyaal is our ex president and should be accorded respect :sland: :up:

Re: Axmed yusuf yaasin takes rayaale to the supreme court

Posted: Thu May 03, 2012 7:42 am
by The_Emperior5
I support Dahir Riyaale Kahin! ...Ahmed Yusuf needs to fall back & stop whinning like an old woman!

Dahir Riyaal is our ex president and should be accorded respect :sland: :up:

Madaline but rayaale refuses to give up the leadership of Udub

I think rayaale wants to run for a second term

Re: Axmed yusuf yaasin takes rayaale to the supreme court

Posted: Thu May 03, 2012 7:44 am
by abdikarim86
And the never ending saga of the demise of UDUB continues :lol:
Miyuu iska nasto, UDUB dooroshooyinka kama soo baxaysee :lol:

And I thought inay labaduba ay dib u tartamayeen for Madaxnimada UDUB.
What Changed?

What happened to the Banker/Comedian Jamaal Cali Xusayn?
Last I hear Ina Rayaale told him "you need to be in UDUB for 2 years
before You can be in leadership" :lol:

Re: Axmed yusuf yaasin takes rayaale to the supreme court

Posted: Thu May 03, 2012 7:50 am
by Madelina
I support Dahir Riyaale Kahin! ...Ahmed Yusuf needs to fall back & stop whinning like an old woman!

Dahir Riyaal is our ex president and should be accorded respect :sland: :up:

Madaline but rayaale refuses to give up the leadership of Udub

I think rayaale wants to run for a second term
I don't think Dahir Riyaale wants to run again, he's not stupid. The man has millions stashed away and wants to retire in South of France :up: He's holding bk ila intu helayo the right man from the right qabil, with just about the right amount of cash, to show up on his door step..markaas bu warejinaya :D

Re: Axmed yusuf yaasin takes rayaale to the supreme court

Posted: Thu May 03, 2012 7:51 am
by abdikarim86
^ :lol:

Re: Axmed yusuf yaasin takes rayaale to the supreme court

Posted: Thu May 03, 2012 7:51 am
by CaynabaX
And the never ending saga of the demise of UDUB continues :lol:
Miyuu iska nasto, UDUB dooroshooyinka kama soo baxaysee :lol:

And I thought inay labaduba ay dib u tartamayeen for Madaxnimada UDUB.
What Changed?

What happened to the Banker/Comedian Jamaal Cali Xusayn?
Last I hear Ina Rayaale told him "you need to be in UDUB for 2 years
before You can be in leadership" :lol:
I think UDUB is still huge in Awdal and has still some remaning HY voters they didin't lose to Wadani or Umadda think they can still show some resistance. But UCID is finished fo-sho.

Re: Axmed yusuf yaasin takes rayaale to the supreme court

Posted: Thu May 03, 2012 7:55 am
by abdikarim86
Reer Awdal are not stupid, I believe they're keeping their options open.
UMMADA and WADANI are also big in Borama and they're lead by HY men.

It was on tv ...the welcome those 2 parties got in Borama was big, more so
than any town except Hargeisa.

Maybe Reer Borama will return the favour and vote for a HY president
come 2015, who knows :lol:

Re: Axmed yusuf yaasin takes rayaale to the supreme court

Posted: Thu May 03, 2012 7:56 am

Wadani is huge in Borama

Umada not so

Gaboose vice chairman is Warsangali

While wadanis deputy chairman is from Borama

Re: Axmed yusuf yaasin takes rayaale to the supreme court

Posted: Thu May 03, 2012 7:59 am
by abdikarim86
Whyyyyyyyyyyyy? Inaalilaaah, dadkani miyay waalan yihiin. :lol:

First Xaqsoor and now UMMADA, Why choose a vice chairman from a region that never votes
and will never vote?

Re: Axmed yusuf yaasin takes rayaale to the supreme court

Posted: Thu May 03, 2012 8:00 am
by CaynabaX
Reer Awdal are not stupid, I believe they're keeping their options open.
UMMADA and WADANI are also big in Borama and they're lead by HY men.

It was on tv ...the welcome those 2 parties got in Borama was big, more so
than any town except Hargeisa.

Maybe Reer Borama will return the favour and vote for a HY president
come 2015, who knows :lol:
2015 waa Muse. :sland: :up: so mahaa emperior?

Siilaanyo tolkii is in debt with Sacad Muse, Sacad Muse la'aantii kursiga muusan soo fadhiisan lahayn.

Re: Axmed yusuf yaasin takes rayaale to the supreme court

Posted: Thu May 03, 2012 8:02 am
by The_Emperior5
Whyyyyyyyyyyyy? Inaalilaaah, dadkani miyay waalan yihiin. :lol:

First Xaqsoor and now UMMADA, Why choose a vice chairman from a region that never votes
and will never vote?

Waxay rabaan inay Somaliland si buuxda u tageeraaan but i agree with them umada and xaqsoor

Somaliland wa inay ka gudubto in reer Awdal markasta lugu qanciyo kuxigenka dalku inta wa ka weynyahay.

Re: Axmed yusuf yaasin takes rayaale to the supreme court

Posted: Thu May 03, 2012 8:02 am
by abdikarim86
2015 is a long time away. Alliances change and new situations arise. :mrgreen:

Re: Axmed yusuf yaasin takes rayaale to the supreme court

Posted: Thu May 03, 2012 8:05 am
by abdikarim86
Whyyyyyyyyyyyy? Inaalilaaah, dadkani miyay waalan yihiin. :lol:

First Xaqsoor and now UMMADA, Why choose a vice chairman from a region that never votes
and will never vote?

Waxay rabaan inay Somaliland si buuxda u tageeraaan but i agree with them umada and xaqsoor

Somaliland wa inay ka gudubto in reer Awdal markasta lugu qanciyo kuxigenka dalku inta wa ka weynyahay.
Walaahi you are sneaky :lol:
You know damn well they won't go anywhere with those people from Bariga fog.

Niyo horta all the ones aan taagersanaa ama way hadheen, ama they've made really
bad mistakes :down: :lol:

Re: Axmed yusuf yaasin takes rayaale to the supreme court

Posted: Thu May 03, 2012 8:09 am
by Madelina
Udub was HY/Cise Muse and Gadabursi
Kulmiye was HJ/Sacad Muse/Arab/Ayoub
Ucid was Cidagale/HY/Fiqishini

I think the HY and Gadabursi alliance will continue :up: so will the HJ and Sacad Muse...the question is ina kala see lo qaybsanaya.