
Guray25 , maad ogayn miyaa inay jiraan? These people markii iigu danbaysay, they were called Gudida wanaag farista iyo xumaan reebida. Habeenkii adigoo, for example, hooyadaa, walaashaa or some other female relative la socda ayaa intay ku istaajiyaan ku odhanayaan naagtan aad wadataa wa'yo

. Ummad khariban bay ahaayeen. Nasiib wanaag, anagu,reer Hargeisa, markiiba waan iska qabanay, laakiin sida lay sheegay, Burco ayay xaaraan ku haysan jireen. I think they are active in Burco till now
