Page 7 of 9
Re: I am hearing some bad news
Posted: Tue May 15, 2012 9:46 pm
by Rightwing
Timacase
You live in a western country and you are educted man but your emotions tend to block you being rational like an uneducated ISLAAN TUULO-JOOGA.

according to your BURAANBUR
Re: I am hearing some bad news
Posted: Tue May 15, 2012 10:14 pm
by NewHargeisaGirl
Re: I am hearing some bad news
Posted: Tue May 15, 2012 10:21 pm
by HooBariiska
Timacase
You live in a western country and you are educted man but your emotions tend to block you being rational like an uneducated ISLAAN TUULO-JOOGA.

according to your BURAANBUR

what emotions ni99a i just posted some chants by some new hargeisa kids. is that a problem.
Re: I am hearing some bad news
Posted: Tue May 15, 2012 10:25 pm
by NewHargeisaGirl
Timacase
You live in a western country and you are educted man but your emotions tend to block you being rational like an uneducated ISLAAN TUULO-JOOGA.

according to your BURAANBUR
Consider yourself bitch-blessed !
Nacalad ayaa Siilaanyo & HJ ku tallaaaa
Re: I am hearing some bad news
Posted: Tue May 15, 2012 10:55 pm
by Rightwing
Timacase
You live in a western country and you are educted man but your emotions tend to block you being rational like an uneducated ISLAAN TUULO-JOOGA.

according to your BURAANBUR

what emotions ni99a i just posted some chants by some new hargeisa kids. is that a problem.
why do you cheers then?

Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 12:01 am
by Sanbalolshe
Hadda ayaanu haddaanu Solomadow nahay anaguna xerada millitariga ee burco weeraraynaa; sow kalshaale iyo maygaagle ciidamada qaranku kamay dhamaan waaayin? Isxaaqana 1000 askari baanu u diraynaa oo ka caawiya cadaalad darrada lagu hayo, dawladdu maa anagy noo soo shaqo tagtay horta? Diinta aabohood dhakada dheere, bal idinku waxa ka dhaca afartan tuulo ee qaran isku sheegga ah arka ayaan dhow. Tollaay oo talaay, illeen ciil looma dhinto.
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 12:03 am
by Rightwing
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 12:22 am
by Sanbalolshe
^^Lol, maxaad ku qoslaysaa dee waa runtaye? Sheekadu waa serious, this government has to lift its game up, haddii kale meesha waa la is miisaamayaa sxb

.
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 1:02 am
by HooBariiska
Hadda ayaanu haddaanu Solomadow nahay anaguna xerada millitariga ee burco weeraraynaa; sow kalshaale iyo maygaagle ciidamada qaranku kamay dhamaan waaayin? Isxaaqana 1000 askari baanu u diraynaa oo ka caawiya cadaalad darrada lagu hayo, dawladdu maa anagy noo soo shaqo tagtay horta? Diinta aabohood dhakada dheere, bal idinku waxa ka dhaca afartan tuulo ee qaran isku sheegga ah arka ayaan dhow. Tollaay oo talaay, illeen ciil looma dhinto.
who are you?
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 1:11 am
by Sanbalolshe
Kii ku dhalay baan ahaye bal ii warran aabo? In muddo ah baynu kala maqnaynoo adigoo yar baan tegee maxaa inoo kala dambeeyey?
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 1:13 am
by Byootuhful
wixii is waala waa la karbaashayaa

Dhulkan ay isku haystan waa dhul ay dawladu iska lee yihiin…Ragan HY isku sheegaya, dad hagaagsan maaha..
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 1:20 am
by kaliil
Timo_case waa ayo ninka dawladu rabto inay dhulka ka iibiso? waa khalad iyo cadaalad darro ina qof dhulkiisa lagu qabsado oo weliba loo adeegsado ciidanka qaranka. Qoladiina isaxaaqa miskiinimada ayaa la idinku arkaye cadaalad darada ka dhiidhiya oo cidii dhulkiina idinku qabsata iska celiya. ganacsaduhu hadduu lacag haysto muxuu dhulka u iibsan waayay oo dadka u dhacayaa?
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 1:25 am
by kaliil
Dhulkan ay isku haystan waa dhul ay dawladu iska lee yihiin…Ragan HY isku sheegaya, dad hagaagsan maaha..
dawladu si ceebteeda u qariso ayay tidhi xerada ciidanka ayaa lasoo weeraray laakiin waxaan maqlay meesha la isku haystaa maaha xerada ciidanka laakiin waa beer iyo jagooyin xerada ciidanka u dhow.Meesha la isku haystaa hadday tahay xerada ciidanka markaa dawlada waan u garaabayaa laakiin sida la sheegayo meeshu xerada ciidanka maaha.
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 1:38 am
by Byootuhful
Kaliil, meesha laysku haysta xerada ciidanka maaha but way u dhowdahay, laakiin dadku waxaay weerareen xerada ciidanka aroornimadii hore ee shalay..Dadku waxaay leeyihiin Abdirashiid (Ninka Dahabshiil) ayay dawladu dhulka ka iibiyeen..taasni haday run tahay waa ceeba in dawladu dadkii dagana dhulka intay ka qaato ay qof kale ka iibiso oo noqonayso sababtu dadku ka xanaaqeen oo ay u soo weerareen xerada ciidanka...
But anyway anigu waxaan aaminsan ahay intaana cidna dhulka laga iibinin...
Re: I am hearing some bad news
Posted: Wed May 16, 2012 1:56 am
by kaliil
Kaliil, meesha laysku haysta xerada ciidanka maaha but way u dhowdahay, laakiin dadku waxaay weerareen xerada ciidanka aroornimadii hore ee shalay..Dadku waxaay leeyihiin Abdirashiid (Ninka Dahabshiil) ayay dawladu dhulka ka iibiyeen..taasni haday run tahay waa ceeba in dawladu dadkii dagana dhulka intay ka qaato ay qof kale ka iibiso oo noqonayso sababtu dadku ka xanaaqeen oo ay u soo weerareen xerada ciidanka...
But anyway anigu waxaan aaminsan ahay intaana cidna dhulka laga iibinin...
somaliland weliba Hargeysa cadaalad darro iyo musuqmaasuq caadi ahayn ayaa ka jira oo dawladuna qofka lacagta haysta ayay mar walba la safataa. haddii anigoo xoogaa lacaga haysta hargeysa tago oo qof miskiina dhulkiisa ku qabsado si fudud ayaan kaga qaadi karayaa iyadoo weliba ciidanka qaranku i caawinayaan. maxkamada, booliska, wasiirada iyo cid walba ayaa laaluush qaata oo qofka lacagta leh wuxuu rabo ka ogolaanaya.anigu runtii gardarada waan necebahay markaa ama shacabka ha ahaadeen ama dawlada ha ahaato laakiin marwalba cida gardaran ayaan kasoo horjeedaa.dadka haddii lacag loogu xoog sheegtay waxay ahayd inay isdejiyaan oo marka qofka meesha la siiyay meesha yimaado madaxa ka toogtaan. dahabshiil ha ahaado ama qof kale ha ahaado laakiin markuu meesha yimaado ayaan toogan lahaa uun anigu.