Daawo Video Reer Buuhoodle oo ka hadlay Ceelasha Biyaha ee Ciidamada Somaliland ay ka fariisteen, eedey Kululna u Jeediyey Maamulka Somaliland
Thursday, April 5, 2012, 17:33 Kadib Markii uu saaka jabay Ceelkii Labaad ee Riiga Buuhoodle ayaa Waxa shabakada Wararka Caalamiga ah ee Ceegaagmedia.com la kulantay Qaarkamid ah Xoolo Dhaqata Gobolka Cayn oo ka hadlay saabayta Ceelkani fariistay uu ku yeelan karo Nolasha Xoolahooda iyo guud ahaanba Bulshada Xiligan oo Jilaal lagu jiro.
Sidoo kale Reer Guuraaga Buuhoode ayaa ku eedeeyey Maamulka Somaliland inuu ka fariistay Deegaanadii biyaha ay ka cabi jireen oo kala ahaa sool joogto galgal, kalshaale iyo Maygaagle Warbixin Video ah oo arimahaasi Reer Guuraagu kaga hadlayaa Ceegaagmedia.com ayaa idiin soo diyaarisay ee Hoos ka Daawo.
http://ceegaagmedia.com/?p=4351
[youtube]J8xjaxkfpTo&feature=player_embedded#![/youtube]



