Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Good news Selebaan gaal is coming home

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Good news Selebaan gaal is coming home

Postby Khalid Ali » Tue May 22, 2012 8:30 am

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Muddo Sanad Iyo Dheeraada Arrimo Caafimaad Ugu Maqnaa UK Oo Ku Soo Jeeda Dalka Iyo Qodobada Culus Ee Khilaafka Cakirani Ka Taagan Yahay Ee Lala Sugayo
Hargeysa, May 22, 2012 (Haatuf) - Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamed Aadan oo muddo sanad iyo Bila arrimo Caafimaad ugu maqnaa dalka UK ayaa la sheegay inuu dalka ku soo guryo noqon doono todobaadkan dabayaaqadiisa, waxaanay ilo wareedyadu sheegeen in xaaladiisa Caafimaad ee uu ugu jiray Cusbitaalka uu ka soo baxay.
Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan oo safarkaasi Caafimaad u kicitimay horaantii bishii April 2011-kii, xilligaas oo goluhu galay fasaxa kalfadhigii 43aad ee golahaasi, oo dhawrkii bilood ee u dambeeyay si weyn wax layskaga waydiinayay safarka muddada dheer uu gudoomiyuhu dalka kaga maqnaa.
Sida ay Haatuf u xaqiijiyeen ilo wareedyo u dhuun-daloola shirgudoonka golaha guurtida, ayaa noo sheegay in Gudoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan dalka ku soo guryo noqon doono dabayaaqada todobaadkan.
Gudoomiyaha ayaa wakhtigan xaadirka ah ku soo beegmaya xilli kalfadhigii 47aad ee golaha guurtidu furmi doono todobaadka soo socda, iyadoo xilligana uu golaha guurtida ka dhex aloosan yahay khilaaf ka dhashay Miisaaniyadii 2011-kii gunnooyin ugu jiray xildhibaanada golaha, oo la sheegay in la musuqmaasuqay, iyadoo sidoo kalena uu khilaaf cakirani ka taagan yahay xoghayaha golahaasi Cabdillaahi Ibraahim Habane (Cabdillaahi dheere), oo isagu gudoomiye ku xigeen ka noqday urur siyaasadeedka Nasiye, taas oo shuruucda dalku ay ka xaaraantimaynayso in shaqaalaha dawladu ay xubno ka noqdaan Axsaabta siyaasada iyagoon iska casilin shaqadii dawlada, arrinkaaasi oo wakhtigan xaadirka ah khilaaf sharci ka dhex aloosay shirgudoonka iyo xildhibaanada golahaasi oo iyagu aqlabaiyadoodu isku raacsan yihiin in shaqada laga saaro Cabdillaahi dheere maadaama uu xil ka qabtay urur siyaasadeed , ayaa waxay ka mid yihiin arrimaha lalasugayo in gudoomiyaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan uu go’aan ka qaato
Dhinaca kale waxa khilaaf cakirani ka dhex taagan yahay labada gudoomiye ku xigeen ee golaha Sheekh Axmed Sheekh Nuux Furre iyo Siciid Jaamac cali iyo Xoghayaha golaha guurtida oo isku dhinac ah iyo aqlabiyada xildhibaanada golahaasi oo iyagu ka biyo diidan hanaanka maamul iyo shaqo ee shirgudoonku golaha u hogaaminayay muddadii gudoomiye Saleebaan Safarka Caafimaad uu ku maqnaa, kuwaas oo ilaa hada aan xal laga gaadhin furdaamintooda, ayaa ka mid ah xaaladaha murugsan ee Gudoomiye Saleebaan lala sugayo.

User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Good news Selebaan gaal is coming home

Postby MujahidAishah » Tue May 22, 2012 8:41 am

So is he still going to get his old job bck

User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Good news Selebaan gaal is coming home

Postby CaynabaX » Tue May 22, 2012 9:31 am

Let's see inuu tolkii wax u kordhin karo, and finish this Kalshaale and Maygaagle murders bullshit. Which is still going on.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 15 guests