Early 1900s
Your map is so off, Why did you include Marexaan deegan under dhulbahante??? Why not leave the map as it is instead of making fake borders?
Moderator: Moderators
Early 1900s
Udun, you're the guy who said "Isaaq always lived in Oog, Balidhig and Caynaba".
Case closed ee inaga aamus.All I know is, the Isaaq have never lost an inch of land. They have been gaining land for the past 200 years. Whether they are small compare to a Ogadeen or Harti, the facts speak for themselves.
Give respect to where it's due, people.
Conqueror
It was British that gave you Caynaba forcefully. He told Dhulbahante to pack their bags and move southwards. Wa koow.
Udun, you're the guy who said "Isaaq always lived in Oog, Balidhig and Caynaba".
Walaaahi waad isku xaartay.All I know is, the Isaaq have never lost an inch of land. They have been gaining land for the past 200 years. Whether they are small compare to a Ogadeen or Harti, the facts speak for themselves.
Give respect to where it's due, people.
Conqueror
As H/yonis, we will stay and share destiny with our fellow Isaaqs. without each other, we are nothing.
Isaaq o dhan iyo Engris waxaa dhulbahante dhulka ka qaday.
Beed maad sheegin.They have been gaining land for the past 200 years.
Macsalama.Early 1900
Early 1950
As H/yonis, we will stay and share destiny with our fellow Isaaqs. without each other, we are nothing.
War odayhow mesha cantrabaqashka kala dhaqaaq.... blood is thicker than water..darood waa darood ama westiga hadaganaado ama southka ama northiga. Waa fitno socdo odaygan.War anagu daarood ma jeclin ilma waaq eeh oromada ku abtirsada eeg daaroodka badankisa wa oromo iyo galle madow marka laga reebo Dhulbahante iyo warsangali Absame waxay ku jira ilma waaq jidwaaq takalwaaq caabuudwaaq etc Majeerteenkuna magacyo jin ba ka buuxa abtiirsintooda , Dhulbahante ma laha waxaas, Merexaanka hadalkooda daa iyago qarnigi 17aad bay Somali noqdeen. Anagu hadanu reer sh isxaaq nahay dalka Somaliland ba waxanu u bixinayna The afro hashimite republic of Somaliland , ingriiskana xidhiidh wanaagsan uun ba naga dhexeya nothing else , irirkana Somalinet baban ku maqlay
Meesha ma jacbur baad la imaan waxaad soo qortay wax lagu hadlo maahaWaaar waxaas wax kama jiraneee me and my Xaamud Tuurwa cousin BankiiTuuyo are cool. Udun tell me is this you screaming for help from your abtiyaal after body-parts were scattered all over the place?
Cali Gheri candhada sii
Waa u caana jecel yee
Hadhadii iyo calooshiina
Hagar Aadan baa helay
Kolkaasay qasifmeenoo
Qunyareey Abtiyaal!
Awalbaan qadanayn
Siyaad baa na qisaasiyo!
Qaylo dheer ka kaceenoo
Qiraal weeye midhkaasi
Allaaaaah ceebta ileen ma yaqaanaaan what a story now thats what I call calaacaal
Your uncle amde that calaacal, "Marna miyaynaan rogeyn ceebta waa la iska reebaaye ------------------->," in the gathering that was led by the British government in order to stop the onslaught that beesha HJ were taking in Xargaga and Golbanaan, a Dhulbahante poet came up this poem:
sadexda cabiid ee habar jeclo ee 1950 dhulbahante ka xorowday iyo habar awasha dhaqanka xabashida leh ee xarshin iyo meelahaas ka yimid oo siyasadoodu tahay by any means necessary maxa isku duubay sow cuqdad maaha ciyaalka yare yare gidaarada seexda ee laga xooga badanyahay aya saaxiiba siday isku ku hiiliyaan habar xabuusho iyo habarawalna waa la mid HAHAHHAHAHAA
viewtopic.php?f=245&t=290755&start=15
Again, Udun's point has been confirmed by an Eydoor kid named DhakhdaTuuyo (aka BankiiTuunyo]: Beesha Habar Jeclo has been owned by Dhulbahante. Again it is not only Udun, it is also other Isaaqs confirming it You see runtu isma qariso
There is a reason why HJ came up this calaacal in Brtish government led peace making initiative after the defeats of Golbanaan and Xargaga:
Rabaqrabaqda naasaha markay ruuga marinaysay
Oo rootiyow baarqabkii daba rakoocaayey
Nin raxaabadkeedii ogaa nabad ma raadsheenee
Iyadoo raggeenii ku lumay raacday libintiiye (NB: Again the HJ poet is talking about how they got massacred)
Marna miyaynaan rogeyn ceebta waa la iska reebaaye ------------------->This is a classic calaacal from beesha HJ in the 1950. I say again a classic calaacal. This was an emmbarrassment! Beesha HJ must have lived with that shame for such a long time.
Executive,
Screw the southern part, the most important part is how far your borders used to stretch westwards. You used to stretch as far as near Burco much of Sanaag, Saraar and Sool in it's eternity. Where you don't reside anymore.
Smile, this guy said Dhulbahante is closer to Isaaq than other Daarods because for centuries Dhulbahante and Isaaq were marrying from each other. Bal eeg aqligisa illahi baan kugu dharshaay e. Hawiye aya aqali dhama ma iistidhi.War odayhow mesha cantrabaqashka kala dhaqaaq.... blood is thicker than water..darood waa darood ama westiga hadaganaado ama southka ama northiga. Waa fitno socdo odaygan.War anagu daarood ma jeclin ilma waaq eeh oromada ku abtirsada eeg daaroodka badankisa wa oromo iyo galle madow marka laga reebo Dhulbahante iyo warsangali Absame waxay ku jira ilma waaq jidwaaq takalwaaq caabuudwaaq etc Majeerteenkuna magacyo jin ba ka buuxa abtiirsintooda , Dhulbahante ma laha waxaas, Merexaanka hadalkooda daa iyago qarnigi 17aad bay Somali noqdeen. Anagu hadanu reer sh isxaaq nahay dalka Somaliland ba waxanu u bixinayna The afro hashimite republic of Somaliland , ingriiskana xidhiidh wanaagsan uun ba naga dhexeya nothing else , irirkana Somalinet baban ku maqlay
The websites even wrote that? Talk about landgrabbing abuse.Waxaan soo bandhigayaa liisto aan dhammays tirnayn oo mujinaysa dhulkii Habarjeclo iyo Habar Yoonista bari ay beesha Dhulbahante ka qabsadeen boqolkii sano ee la soo dhaafay. Deegaanada laamiga xagga bariga ka xiga waa kuwan:
Gawsaweyne, gar-adag, siigodheer, fadhigaab, ceel-afweyn, dararaweyne, dogoble, bohol, docosha, sincaaro, qoridheere iyo godheeli.
Laamiga iyo wixii galbeed ka xiga:
Kiridh, wadaamogo, caynabo, ceeldhaab, oog, guumays, qorilugud, ballidhiig, coodanle, ballicalanle, harawaati, balliwayn, badwayn, kalshaale, maygaagle, hagoogane. Intaas waxaad ku dartaa dhulka ay xukumaan laakiinse ayan weli lawada wareegin. Waxaa ka mid ah: Yagoori, adhicaddeeye, Laascaanood, kalabaydh iyo widh-widh. Intaa waxaa dheer beesha habarjeclo gaar ahaan Solowmadow oo la soo baxday tab cusub oo ah ku qabso, qadimayside sida hadda ka dhacday Kalshaale.
Doolaalada iyo duulaanka beesha Habarjeclo dhammaad ma leh. Haddaba shacabka SSC
waa inuu dhulka inta ka hadhay ku faro adaygaa oo difaacaa.
http://allssc.com/2011/01/12/siilaanyo- ... amed-daad/
Maantana DHulbahaanta ku lumay dhebi la moodiye
Dhul aynaan arkayn baa hilaax uga dharaaraaye
Waa kaa dhulmahantii baqtiyey dhamaya caanaaye (Destroyed like UDUN qurjilaha dhabta ah)
Englandbaa warkaa laga hayaa, uunka wada gaarye
oi oi oi oi. I consider, Udun officially destroyed.
Early 1900s
Early 1950s
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 31 guests