I am a great believer of cidagale migration to kismaayo
our historic relationship will bare fruits in the near future
Moderator: Moderators


Why the antagonistic attitude toward the historic relations between beesha barakeysan and the royal cidagale familySo they can help you capture Kismaayo like your former handlers Cayr?very funny. Cidagale haadi ay coast uu bahanyihiin they are welcomed in Maydh.
Wasiiro uu Hogaaminayo Wasiirka Difaaca Soomaaliya Xuseen carab Ciise ayaa maanta gaaray Gobolka Gedo.
Wararka ayaa sheegaya in wafdiga Ra’isal wasaare kuxigeenka ahna wasiirka gaashaandhiga ay goor dhawayd ka daggeen halkaas, kuwaas oo la socday diyaarad Helicopter ah ka qaaday garoonka diyaaradaha afisiyooni.
Sida wararku sheegayaan Xuseen Carab Ciise wasiirka gaashaandhiga ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya, Wasiirka maaliyada, wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo amniga qaranka iyo Taliyaha ciidamada xooga dalka

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya Md Xuseen Carab aya ku sheegay Oglaanshaha Khaatumo State in ay tahay Wax Sharciga aan Soo marin
“Ogolaanshiiyahani Muu soo Marin Sifadii Sharciga ee Ahayd Baarlamaanka iyo Golaha Wasirada …Anigu Ma ogoli Wax Alla Wixii Xasilooni daro Ku keenaya Somaliland” Raisal Wasaare Kuxigenka Ahna Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya Md Xuseen Carab Waraysi Khaas Ah
http://toggaherernews.com/togga/wp-cont ... aas-Ah.mp3


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 22 guests