siciid oo qudha ma'ahe , intiina kale xita waxaan idin leeyahay , iska kala yareeya waalida .
Example baan idiin soo qadaya aad ka doodi karaysan haddaad rabtaan, laakin indin tusaysa aqli xumadiina .
Maalintii dhaweed waxaad damacdeen inaad qabyaaladaysaan guushi uu maxamad faarax ninka la yidha ku helay taratankii orodka .
Matalan haddan maanta anigu iska soo sakhraamo , ceebtayda miyaad ila qabaysaan oo Isaaq oo dhani miyu ila leeyahay mise waxa la odhanaya sahangalbeed baa sakhran ah e yaan la inagu caayin ? ya ?
Maxamad Faarax 10 kilometer bu niman ka socda Kenya, Ethiopia, Eritrea , Canada, America la soo baratamay .
Ma' cid kale oo Isaaq ah baa garab socotay , mise intiinan halkan joogta ayaa wax ka ceshay ?
Somaali oo dhan haddaad u diidantihin iney ku farxaan , bal cidda idin qortay idinka ii sheega ?
Markaa nin rag ah tahay , guusha ama xoolaha ku soo gala walaalaha sidey u dhanyihin baa la la qaybsada , khasaaraha ku soo gaadha na iska baa loo reebta .
That's what HONORABLE conduct is .
Haddaad left iyo right , right iyo wrong kala garan la'dihiin , ninkii idiin tilmaama waddadu halkay saarantahay , ha la yaabina .
nabadgeliyo




