Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Siilaanyo:Mo Farah win is a victory for Somaliland and UK

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Siilaanyo:Mo Farah win is a victory for Somaliland and UK

Postby Siciid85 » Sat Aug 11, 2012 6:44 pm

:lol:
Madaxweynaha Somaliland Oo Ku Bogaadiyey Orod-yahanka Mo Farax Guulaha Uu Ka Soo Hooyey Olympic-da “Guusha Mo Farah, Waa Guul U Soo Hoyatay Shacaabka Somaliland Iyo Dalka Britain-ba.”
(Hadhwanaagnews) Saturday, August 11, 2012
(HWN):Madaxweynaha Somaliland Md. Axmedd Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ku bogaadiyey Orodyahanka caalamiga ah ee reer Somaliland Mo Farah guusha uu mar labaad ka soo hooyey tartanka Ciyaaraha Olympic-da ee ka socda dalka

Hargeysa(HWN):Madaxweynaha Somaliland Md. Axmedd Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ku bogaadiyey Orodyahanka caalamiga ah ee reer Somaliland Mo Farah guusha uu mar labaad ka soo hooyey tartanka Ciyaaraha Olympic-da ee ka socda dalka Ingiriiska, kadib markii uu caawa guulaystay tartankii Orodka 5000m.

Madaxweynuhu waxa uu sidaa ku sheegay Warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews ee Magaalada Hargeysa.

Warsaxafadeedkii oo dhameystirana waxa uu u dhignaa sidan:

“Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa dhambaal Hambalyo iyo Taageero iskugu jira u diray Orodyahanka caalamiga ah ee reer Somaliland Mo Farah isla markaana haysta jinsiyada Ingiriiska, kaasi oo ku guulaystay biladdii labaad ee dabab ah. Ka dib markii caawa ku guulaystay tartankii Orodka 5000m ee ciyaaraha Olombiga ee ka socda magaaladda London.

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud waxa uu ku farxay isla markaana ku bogaadiyay halyaygan weyn ee wacdaraha ka muujiyay fagaareyaasha ciyaaraha adduunka. Waxaanu Madaxweynuhu sheegay inay guusha Mo Farah tahay guul u soo hoyatay shucuubta Somaliland iyo dalka Britain-ba.

Madaxweynuhu waxa uu ku booriyay Orod-yahan Maxamed Faarax oo dhawaana ku guulaystay tartankii 10000m inuu sii wado dedaalka weyn ee uu ka sameeyay dunida ciyaaraha.

Madaxwene Axmed Maxamed Maxamuud waxa uu dhalinyaradda dalka ku guubaabiyay inay ku daydaan Mo Faarax oo ay awooda saaraan inay heer wanaagsan ka gaadhaan noocyada kala duwan ee ciyaaraha. Madaxweynuhu wuxuu halyaygan ku sifeeyay tusaale wanaagsan u yahay jiilka cusub ee Somaliland.

Madaxweynuhu waxa uu ugu dambayn ku bogaadiyay dawladda Ingiriiska ee uu magaceeda ku ordayo Mo Farah, waxaanu u rajeeyay inay guulo waaweyn ka gaadhaan tartanka Olomiga adduunka ee 2012 oo ka socda Magaalada London.”

Mustafe-Jannaale

Hadhwanaagnews.com/Office

Hargeysa/Somaliland

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Siilaanyo:Mo Farah win is a victory for Somaliland and U

Postby Siciid85 » Sat Aug 11, 2012 6:51 pm

Some of the comments had me loling.

http://oodweynenews.com/news/193238-war ... mbiga.html

User avatar
Notorious13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1113
Joined: Sun Aug 14, 2011 7:02 pm
Location: Dhulkii Hawd

Re: Siilaanyo:Mo Farah win is a victory for Somaliland and U

Postby Notorious13 » Sat Aug 11, 2012 7:22 pm

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 20 guests