Page 1 of 1

Somaliland local elections will be held in november 28 2012

Posted: Sun Aug 12, 2012 7:09 pm
by Khalid Ali
Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo ku dhawaaqay in 28 ka bisha November Doorashada Golaha Deegaanku qabsoomayso
Image
Hargeysa(Waaheen) warar Xogogaal ah oo Waaheen helay ayaa shaaca ka qaadaya in Komishanka Doorashooyinka Somaliland maanta si Rasmi ah u soo saareen Doorashada Golayaasha Deegaanka inay qabanayaan sideed iyo labaatanka bisha November.

Af-hayeenka Guddida Doorashada Maxamed Xirsi Geelle oo saxaafadda kula hadlay caawa Hotelak Maansoor ayaa sidaas shaaca ka qaaday.

Arrintan ayaa ka danbaysay markii ay Baarlamaanku Ansixiyeen in DooRASHADA Golaha Deegaanka lagu galo Tirooyin halkii Awal Musharaxiinta looga samayn jiray Calaamaddo.

Komishanka Doorashooyinka ayaa isa maantaba bilaabay hawlihii ay ku qaban lahaayeen Doorashada waxaana Xaruntooda Guud laga dareemayay dhaqdhaqaaq Xoogan.

Re: Somaliland local elections will be held in november 28 2

Posted: Sun Aug 12, 2012 8:21 pm
by CaliBurco
Great news walee, can't wait Insha'allah. :sland:

Re: Somaliland local elections will be held in november 28 2

Posted: Sun Aug 12, 2012 10:18 pm
by Siciid85
:up:
Finally.

Re: Somaliland local elections will be held in november 28 2

Posted: Thu Aug 16, 2012 8:32 pm
by Khalid Ali
Waryaadhaheen today the President signed the date to hold the local elections Somalilanders here in the capital are ready for the elections every where u will see posters of council candidates in Hargeysa on cars and in restaurants. lets hope it goes all well and we elect new fresh people who can do the work. Xisbiyada are also ready Wadani is very popular in Hargeysa and kulmiye is also very much liked. lets hope for the best and we wish the next candidates all the luck they can get.

long live Somaliland

Re: Somaliland local elections will be held in november 28 2

Posted: Thu Aug 16, 2012 8:48 pm
by Salah Al-Din
Prediction:

Winners:
Waddani
Kulmiye
Xaqsoor/Ucid

Losers
Udub
Ummada
Rays
Dalsan
Nasiye

:sland: :up: