Page 1 of 1

Nasiye and UDUB no longer participating in elections

Posted: Wed Sep 12, 2012 2:44 pm
by abdikarim86

Re: Nasiye and UDUB no longer participating in elections

Posted: Wed Sep 12, 2012 2:47 pm
by Rightwing

Horta ma anigaa mise nasiye waa "Sham"?

Re: Nasiye and UDUB no longer participating in elections

Posted: Wed Sep 12, 2012 3:30 pm
by abdikarim86

Horta ma anigaa mise nasiye waa "Sham"?
Yes I believe so too :up:

Re: Nasiye and UDUB no longer participating in elections

Posted: Wed Sep 12, 2012 4:21 pm
by CaynabaX
NASIYE was a government runned party since day one, runned by Siciid Saleebaan, Xirsi Gaab and the Jibril Abokor minister of foreign affairs. It was an attempt to dogde parties who could endanger muxaafadnimada of Kulmiye. Rightwing gabadhu gudoomiya ku xigeenka is casishay is a close relative of mine, reerahina oo buisnessman ah ba qaba hes Cumar Faraax.

Re: Nasiye and UDUB no longer participating in elections

Posted: Wed Sep 12, 2012 5:27 pm

Gartay, anba tuhunkaas ayaa igu jiray Nasiye inuu ahaa hub Kulmiye ku shaqaysto. Gabadhaasi maxay isu casishay? kumaase qaba?

cheere
rw

Re: Nasiye and UDUB no longer participating in elections

Posted: Wed Sep 12, 2012 7:54 pm
by CaynabaX
Righwing,

Waa kii gudoomiyaha Nasiye ee Jibriil Abokorka beryahanba Siilaanyo iyo Biixi ku tufayay. Deetana waa kii yidhi wallee iyo billeeh Gabiley cod qudha Kulmiye siin mayso. :lol: Yacni they lost control, over him and the party. Therafter waa kii Gudoomiya ku xigeenka labaad iyo gabadhani oo gudoomiye ku xigeenka ah is casileen. The govt was behind this, and now they ain't participating in the local elections... It's all clear Bal ka waran cajiib, the game Kulmiye is playing. On top of that, they refused to say why they left xisbigu. Let's hope Gafaadhi isn't a govt puppet. :lol:

Ninku waa Boho he owns some petrol stations in Burao, magaaca iminka reerkii waan ilaaway ba laakiinse waan ku soo baadhi.

Re: Nasiye and UDUB no longer participating in elections

Posted: Wed Sep 12, 2012 8:41 pm

Waryaa ilaahay yaqaan? oo markuu Siilaanyo iyo Biixi ku tufayo miyuu ilaabay inuu saaranyahay wheelchair wheeling with Kulmiye tyres? Kulmiye sidaynu moodeyney ma aha ee waa River full of crocodiles :lol: :lol: .
Waaxaad arki doontaa guulwade emperior oo isna ayaan dhow daaqada laga tuuray oo forumkan anti kuliye slogan la yimaada!!

Re: Nasiye and UDUB no longer participating in elections

Posted: Thu Sep 13, 2012 12:11 pm
by Mr_Alfaas
Udub n Nasiya wey ku daayeen,
Umada is next target
Dalsan iyadana wiig ka war suga. :lol:

Wadani Xaqsoor n Kulmiye aya so baxaya :up:

Re: Nasiye and UDUB no longer participating in elections

Posted: Thu Sep 13, 2012 10:29 pm
by Rightwing
Udub n Nasiya wey ku daayeen,
Umada is next target
Dalsan iyadana wiig ka war suga. :lol:

Wadani Xaqsoor n Kulmiye aya so baxaya :up:
Gartay
Nasiye baalashii uu ku duuli lahaa kulmiyaa lahaa oo dib uga rifay :lol: in return Gudoomiyihii Nasiyana Kulmiyuu bilaabay inuu ku tufo :lol:
http://hadhwanaagmedia.info/detail.aspx?id=76452