qolo waliba marka la xanuujiyo ayay toosaan. berigii dhowayde dagaalku ka dhacay degmada Gaashaamo ayay HY Isaaqa kililka shanaad isugu yeedheen oo kula taliyeen inay Isaaqa Hawdku samaystaan maamul ka madax banaan ka ogadenka laakiin markaa taladayada serious looma qaadan oo reeraha qaarkood ayaa lahaa wax dhib ahi ma jirto. Fikrada berigaa HY soo jeedisay Arab oo keliya ayaa ku taageersanaa. ilaaa UK ayaa berigaa shir dadka la isugu wada yeedhay laakiin fikradi way dhicisowday markii si fiican looo taageeri waayay. Maantana Habar Awal ayaa markoodii ooyaysa oo dad isugu yeedhay

. Ciidagalena wuu isdhiibay oo cagta hoosteeda ayaa la geliyay.