Moderator: Moderators
yaa ustaad ma fahmin linkigeygaan umaleynaa so get some translationI can't follow your argument and to what you are responding to. But let me take it one thing at a time, there is no such a thing as Saalixiya Tariiqa, the man called Maxamed Saalax al-Rashidi was a Axmedia adherent and he followed the teaching of his uncle Ibraahim Al-Rashid a student of Axmed Al-Faasi. The southern Saalixiya you meantioned were only Axmedia , meaning they didn't do "dikir" for Maxamed Saalix such as ' Shala Laa yaa sheikh Saalix" they only did "dikir, or xadra" for the old Axmediya master , Axmed al-Faasi himself. Some of the Dervish didn't do "dikir" for sheikh Saalax and maintained their old Master Axmed Al faasi as their Sayid. But they were Dervish in that sense of general Axmediya and Jihaad. Even some Qaadiriya were in the Dervish and did their separate "xadra" for Cabdiraxmaan Al-Zayilic and their Qaadiriya master Jaylaani. Also there were Saalxiiya adehert who never joined the Dervish and refused the Mullah's message, those in Sheekh, Kismaayo, Marka, Xamar and many others even though they were Saalixiya/Axmedia they refused the "sayid-ship" of the Mullah in Somali regions, the Mullah calling himself a Sayid meant essentially he was the head of the Saalixiya/Rashiidiya/Axmedia tariiqa in Somali regions. any time you hear the term "sayid" it means a head of a Tariiqa, and the Mullah was never a Sayid.
That's that, as far as Xawaadle, Makane, Badi-cade, Ajuuraan, nobody deney their one-time Dervish membership, but that's not unique , if you followed this long debate you would have known that what we are debating her is that most clans at one time or another joined and left the dervish. Where as the Dhulbahnate fanatic and the Kacaan argues Dervish= Dhulbahnate.
Now I have traced this poem to all collectors , Muuse Galaal, Yuusuf Cismaan Keenadiid all of them claimed they got the original from Aw Jaamac who found it from Sheekh Siciid Maydh via Cabdilaahi Qarshe.Gabaygan waa gabayadii Siciid Maydh qoray muddo fog intay Daraawiishi dhaqnayd, Cabdullaahi Qarshe ayaa keenay 1957kii.
First quote its meaningless , what it means is simply the naked Dhulbahnate will see the British might and since the wars will take place in their land they will suffer .Those who supported the Dervishes Movement:
British colonialists warning the main clan that backed Dervishes:
The clans that the British protected and viewed as their own:
You need more then google searching the term "dhulbahnate" to rebuttle my long expose of this forged history."In the unlikely event of the Mullah offering
to surrender, in his case and in that of the following
—Ahmed Warsamah (known as Haji Sudi), Deria
Arale, and Deria Gure—only an unconditional
surrender should be accepted, no guarantee of any
kind as to future treatment being given. Nur, the
late Sultan of the Habr Yunis, may be guaranteed
his life."
Yarkan waa iska miskiin sxb haday adiga kugu cusubtay afarta gabay ee ku jira doollo.com , aniga iguma cusba , Yuusuf Colaad iyo Makayte iyo qudhunkaas Afweyne ku hoos dhuuman jiray ee ka soo hoos caytami jiray saldhigyada NSS , ta manta waa wax bakhtiyay waxa cararay wax edab loo yeelay. Mecno samayn mayso hadaanu nahay "daarood waanu caytanay" weligiinba af xumada waad u dhalateene , maxaad ka macaashateen?? bal soo jawaab, waxba aniga haygu mashquulin gabayo aan 20 sanadood ak hor maqlaye.gabaygan uu Cumar Fakad tiriyay oo uu ugu jawaabayo sakhraan ciidagale ah aay soo kooba yahay wuxu idoor hayay.
Waayadan daliilkii wagliyo, daayey gabaygiiye
Kolba aniga oo diidanbaa, duul i kiciyaaye
Dibnahayga goortaan xidheey, damalo oogaane
Dab munaafaq shiday wuxuu gubaa, mu’min daacad ahe
Abidkay dagaal waxaygu odhan, deris ma ceebayne
Degenaansho waw leenahiyo, dul iyo iimaane
Hayeeshee dakanadayda, waan daba galaayaaye
Maantana war bay soo direen, Doxorkii Iidoore
Doc-ka-yeedhka hadalkoodii baa, soo dabayshadaye
Iyagoon dalkaba jooginbay, doonayaan libine
Dulligaa Isaaq waxaa ka dhigay, dawlad caasiga e
Intay gaalo dabaroorayeen, madhay dadkoodiiye
Dibba wax uma sii fiiriyaan, duulka waalanuye
Waa niman daroogiyo khamrigu, diiqad galiyeene
Waa niman dareenkii ka lumayoon, dawo lahayne
Waxa Dheeg daluumaha ka riday, waa damiinimo e
Malaha wuu deyeysnaa markuu, duubay heesaha e
Dawarsiga shisheeyaha kaliyo, doolarkaa hodaye
Doqon dharagtay waa lagu yaqaan, daaca qudhunkaase
Doolliga firxadayow inaan, dabino kuu qoolay
Ood dalaq ku odhan waad ogtahay, deyrka kuu dhigane
Intii aan dubbaha kuula iman, dalamso xaaraanta
Kolba dawdar waalani af-xumo, hayska diixsado e
Dacaayadaha ha u faafiyeen, dunida qaarkeede
Daba-dhilifka Ruush iyo Amxaar, ha u durbaan tumo e
Duulkooda soo hadhay safraha, hayska didiyeene
Dariiqyada intay joogsadaan, duurka iyo hawdka
Danbiil naagi ay sidato iyo…………………………….
...
Dooliga firxadayow inaan, dabino kuu qoolay

Afartaa wax layskuma daree, dirato maw sheegay
Ma daleeyey maansada intaan, diiradda u eegay
Dulucdiyo ujeedada anoon, dacal is weydaarin
Wali doodu way furan tahaye, hayska sii durugto
War Dir haddii aad tihiin amase Irir, ma aanan diideene
Dab qaraabo idinkoon ahayn, haysku soo darine
Anigaaba kaa diir xigoon, duray wadaagnaaye
Doonbiro dirkii ay dhashayoo, duuban baa nahaye
Dad is raba inaad kala dishaan, waa habeen dumaye
Adunbaase dorraad nagu lahaa, duul kalaan ahaye
Durriyadaydun noo sheegateen, diide maanatana e
Doolaaladii iyo Shariif, duubte Caliyow e
Labadaada daan iyo ilkuhu, way is durayaane
Ha dafirin duqii iidin dhaliyo, dihashadii hooyo
Inaan doorsimaad noogu timid, waa dariiq runahe
Dacaloon………., maanta waa kama dambaystiiye

Dirridii Libaax Qawdhan iyo, dirirtii Buuhoodle
Haddii aan dagaaladii ka dhacay, dib uga faaloodo
Darandoori moogada tanaa, ooga sii darane
Dunta Habar Jecliyo Ciidagale, dacatigii gaadhay
Daan Dhagax dabaabadaha maray, dooxa kala jiidhay
Sacad Muusihii doobyi jiray, diiqadiyo yuuska
Dumayeeyda naagaha hayiyo, dumarka ooyaaya
Hablahiina ay dixan ilmadu, dililiqlaynayso
Haddii aan raggoodii la dilin, damac ma ooyeene
Asaydii u diidiyo inaa, duubcad loo xidho e
Lafta daadsan duumaha ka badan, duurka iyo geedka
Maydkaa dafuufiyo bakhtiga, dogob sidii yaala
Dacuun miyaa galay haddaan, diirradluhu leefin
Mise waad ku digan reerahaan, daniba kaa haynin

War dalkaad sheegan dooxyaha Nugaal, dagalka Laascaano
Dusha Caynabaad iyo Burciyo, dixida Gaaroodi
Daaraha Taleex iyo Sanaag, darafka Boosaaso
Dogob iyo degmada Cabudqaaw, Doollo iyo Caado
Dusha Mudug Dannood iyo Wardheer, Daaqatiyo Faafan
Dildilaaca Jarareed halkay, dabac ka foofaysay
Dirri Sheekh Xuseen Baali iyo, diilimahaa Adari
Qabri Dahare daantaa Godey, dahabka Mooyaale
Dadabtaa Wajeer NFD, Koonfur dabadeeda
Dalsankii Kismaayo iyo Luuq, dawlad badanleyda
Durdurada Shabeele iyo Gebi, tan iyo Daalooti
Intaasuu tolkay daadsan yahay, kuna dakeeyaaye
Magaca aad sheegi waa, dawlad xoog badane
War Darood ku fuul kaama dago, daayin abidkaaye
Intaad dunida nooshahay anunbaa, duudka kaa rarane
Dacay adag waxaan kuugu xidhay, daalinbaad tahaye
Haddaan dabarka kaa furi lahayn, amaanu kaa dayno
Duunyadii waraabuhu cuniyo, daayacbaad noqone
Dalanbaabiyahow meel xunbaad, dubuq tidhaahdaane
Nin Amxaaro Daafida u karin, amase Doofaarka
Dabeecuu u leeyahay Isaaq, gaalo daba jooge
Dillaal iyo hunguri waa wixii, dilay awowgoode
Dalkay gadan lahaayeen haddaan, laga deyrayne
Bal inaan danbaabiyo inaan, run idin deeqsiiyey
Darwiishkiiba waa kii lahaa, duulku waa nacabe
Aniguna dugaag inay yihiin, waan kasoo digaye
Diiwaanka waxa loogu dhigay, Dabacayuun eega
Dalkoo nabad ah Soomaaliyoo, ul iyo diirkeed ah
Dab intay ku oogaan qabiil, way ku dumiyaane
Dululaati baw muuqda iyo, duul iblays wado e
Bal dab aabahood la naar gali, Dabacayuun eega
Daqsi malagii galay baa ku dhaca, daamur iyo beyle
Dabka Baalalay waxa ku riday, waa diciifnimo e
Waa dawgal Iidoor wuxuu, noo damaaciyeye
Bal dab aabahood naar la gali, Dabacayuun eega
Daqsi malagii galay baa ku dhaca daamur iyo bayle
Dabka baalaleey waxa ku riday waa daciifnimo e
Waa dawgal Iidoor wuxuu noo damaaciyeye

Afartaa daleeyeye waa dooda gabaygee
Dacwad kalana maansada bal aan idin durduuree
War Daarood Ismaaciil waa dawlad xoog lehe
War Daarood Ismaaciil waa deyrka qarankee
War Daarood Ismaaciil calankaa dugsanayee
War Daarood Ismaaciil daba-dhilif ma raacee
War Daarood Ismaaciil duli yeeli maayee
War Daarood Ismaaciil dad ma kala xigtaystee
War Daarood Ismaaciil ma danaysto kaligiiye
War Daarood Ismaaciil geesi daadaheeyiyo
War Daarood Ismaaciil diric kama dhamaadee
Daarood Ismaaciil adunbaa ka dudayee
Daarood Ismaaciil dariiqooda soo raac
Haddii kale dameeryahow dulligaa ku noolow
sxb daarood ismaacil inu gobyahay idoorna gunyahay wa wax marag ma doonto ah. gabaygaasi waa gabay caan ah wax igu cusubna ma aha, mida kale aniga hayu igu mashquulin hadan ahay inan yar iyo inkale ee topicgan darood naceybka ah eed meesha soo dhigteen ka hadal. darood ismaacil indr waa kuwi genocideka ka gaystay dalkaaga ee 100k ku dinten magaaloyinkaagina dhulka la simay, wali ha ilaawin yusuf tuke iyo xasuuqi uu gabiley ka geystay iyo xirsi morgan destructionki uu hargeisa iyo burco dhulka la simay. car adigu waxaad ii sheegta hal meel oo isaaq xasuuq daarood ugu geystay.Yarkan waa iska miskiin sxb haday adiga kugu cusubtay afarta gabay ee ku jira doollo.com , aniga iguma cusba , Yuusuf Colaad iyo Makayte iyo qudhunkaas Afweyne ku hoos dhuuman jiray ee ka soo hoos caytami jiray saldhigyada NSS , ta manta waa wax bakhtiyay waxa cararay wax edab loo yeelay. Mecno samayn mayso hadaanu nahay "daarood waanu caytanay" weligiinba af xumada waad u dhalateene , maxaad ka macaashateen?? bal soo jawaab, waxba aniga haygu mashquulin gabayo aan 20 sanadood ak hor maqlaye.gabaygan uu Cumar Fakad tiriyay oo uu ugu jawaabayo sakhraan ciidagale ah aay soo kooba yahay wuxu idoor hayay.
Waayadan daliilkii wagliyo, daayey gabaygiiye
Kolba aniga oo diidanbaa, duul i kiciyaaye
Dibnahayga goortaan xidheey, damalo oogaane
Dab munaafaq shiday wuxuu gubaa, mu’min daacad ahe
Abidkay dagaal waxaygu odhan, deris ma ceebayne
Degenaansho waw leenahiyo, dul iyo iimaane
Hayeeshee dakanadayda, waan daba galaayaaye
Maantana war bay soo direen, Doxorkii Iidoore
Doc-ka-yeedhka hadalkoodii baa, soo dabayshadaye
Iyagoon dalkaba jooginbay, doonayaan libine
Dulligaa Isaaq waxaa ka dhigay, dawlad caasiga e
Intay gaalo dabaroorayeen, madhay dadkoodiiye
Dibba wax uma sii fiiriyaan, duulka waalanuye
Waa niman daroogiyo khamrigu, diiqad galiyeene
Waa niman dareenkii ka lumayoon, dawo lahayne
Waxa Dheeg daluumaha ka riday, waa damiinimo e
Malaha wuu deyeysnaa markuu, duubay heesaha e
Dawarsiga shisheeyaha kaliyo, doolarkaa hodaye
Doqon dharagtay waa lagu yaqaan, daaca qudhunkaase
Doolliga firxadayow inaan, dabino kuu qoolay
Ood dalaq ku odhan waad ogtahay, deyrka kuu dhigane
Intii aan dubbaha kuula iman, dalamso xaaraanta
Kolba dawdar waalani af-xumo, hayska diixsado e
Dacaayadaha ha u faafiyeen, dunida qaarkeede
Daba-dhilifka Ruush iyo Amxaar, ha u durbaan tumo e
Duulkooda soo hadhay safraha, hayska didiyeene
Dariiqyada intay joogsadaan, duurka iyo hawdka
Danbiil naagi ay sidato iyo…………………………….
...
Dooliga firxadayow inaan, dabino kuu qoolay
Ood dalaq ku odhan waad ogtahay, deyrka kuu dhigane
Intii aan dubbaha kuula iman, dalamso xaaraanta
Afartaa wax layskuma daree, dirato maw sheegay
Ma daleeyey maansada intaan, diiradda u eegay
Dulucdiyo ujeedada anoon, dacal is weydaarin
Wali doodu way furan tahaye, hayska sii durugto
War Dir haddii aad tihiin amase Irir, ma aanan diideene
Dab qaraabo idinkoon ahayn, haysku soo darine
Anigaaba kaa diir xigoon, duray wadaagnaaye
Doonbiro dirkii ay dhashayoo, duuban baa nahaye
Dad is raba inaad kala dishaan, waa habeen dumaye
Adunbaase dorraad nagu lahaa, duul kalaan ahaye
Durriyadaydun noo sheegateen, diide maanatana e
Doolaaladii iyo Shariif, duubte Caliyow e
Labadaada daan iyo ilkuhu, way is durayaane
Ha dafirin duqii iidin dhaliyo, dihashadii hooyo
Inaan doorsimaad noogu timid, waa dariiq runahe
Dacaloon………., maanta waa kama dambaystiiye
Afartaa wax layskuma daree, dirato maw sheegay
Ma daleeyey maansada intaan, diiradda u eegay
Dulucdiyo ujeedada anoon, dacal is weydaarin
Wali doodu way furan tahaye, hayska sii durugto
Dirridii Libaax Qawdhan iyo, dirirtii Buuhoodle
Haddii aan dagaaladii ka dhacay, dib uga faaloodo
Darandoori moogada tanaa, ooga sii darane
Dunta Habar Jecliyo Ciidagale, dacatigii gaadhay
Daan Dhagax dabaabadaha maray, dooxa kala jiidhay
Sacad Muusihii doobyi jiray, diiqadiyo yuuska
Dumayeeyda naagaha hayiyo, dumarka ooyaaya
Hablahiina ay dixan ilmadu, dililiqlaynayso
Haddii aan raggoodii la dilin, damac ma ooyeene
Asaydii u diidiyo inaa, duubcad loo xidho e
Lafta daadsan duumaha ka badan, duurka iyo geedka
Maydkaa dafuufiyo bakhtiga, dogob sidii yaala
Dacuun miyaa galay haddaan, diirradluhu leefin
Mise waad ku digan reerahaan, daniba kaa haynin
Afartaa wax layskuma daree, dirato maw sheegay
Ma daleeyey maansada intaan, diiradda u eegay
Dulucdiyo ujeedada anoon, dacal is weydaarin
Wali doodu way furan tahaye, hayska sii durugto
War dalkaad sheegan dooxyaha Nugaal, dagalka Laascaano
Dusha Caynabaad iyo Burciyo, dixida Gaaroodi
Daaraha Taleex iyo Sanaag, darafka Boosaaso
Dogob iyo degmada Cabudqaaw, Doollo iyo Caado
Dusha Mudug Dannood iyo Wardheer, Daaqatiyo Faafan
Dildilaaca Jarareed halkay, dabac ka foofaysay
Dirri Sheekh Xuseen Baali iyo, diilimahaa Adari
Qabri Dahare daantaa Godey, dahabka Mooyaale
Dadabtaa Wajeer NFD, Koonfur dabadeeda
Dalsankii Kismaayo iyo Luuq, dawlad badanleyda
Durdurada Shabeele iyo Gebi, tan iyo Daalooti
Intaasuu tolkay daadsan yahay, kuna dakeeyaaye
Magaca aad sheegi waa, dawlad xoog badane
War Darood ku fuul kaama dago, daayin abidkaaye
Intaad dunida nooshahay anunbaa, duudka kaa rarane
Dacay adag waxaan kuugu xidhay, daalinbaad tahaye
Haddaan dabarka kaa furi lahayn, amaanu kaa dayno
Duunyadii waraabuhu cuniyo, daayacbaad noqone
Dalanbaabiyahow meel xunbaad, dubuq tidhaahdaane
Nin Amxaaro Daafida u karin, amase Doofaarka
Dabeecuu u leeyahay Isaaq, gaalo daba jooge
Dillaal iyo hunguri waa wixii, dilay awowgoode
Dalkay gadan lahaayeen haddaan, laga deyrayne
Bal inaan danbaabiyo inaan, run idin deeqsiiyey
Darwiishkiiba waa kii lahaa, duulku waa nacabe
Aniguna dugaag inay yihiin, waan kasoo digaye
Diiwaanka waxa loogu dhigay, Dabacayuun eega
Dalkoo nabad ah Soomaaliyoo, ul iyo diirkeed ah
Dab intay ku oogaan qabiil, way ku dumiyaane
Dululaati baw muuqda iyo, duul iblays wado e
Bal dab aabahood la naar gali, Dabacayuun eega
Daqsi malagii galay baa ku dhaca, daamur iyo beyle
Dabka Baalalay waxa ku riday, waa diciifnimo e
Waa dawgal Iidoor wuxuu, noo damaaciyeye
Bal dab aabahood naar la gali, Dabacayuun eega
Daqsi malagii galay baa ku dhaca daamur iyo bayle
Dabka baalaleey waxa ku riday waa daciifnimo e
Waa dawgal Iidoor wuxuu noo damaaciyeye
Bal dab aabahood naar la gali, Dabacayuun eega
Afartaa daleeyeye waa dooda gabaygee
Dacwad kalana maansada bal aan idin durduuree
War Daarood Ismaaciil waa dawlad xoog lehe
War Daarood Ismaaciil waa deyrka qarankee
War Daarood Ismaaciil calankaa dugsanayee
War Daarood Ismaaciil daba-dhilif ma raacee
War Daarood Ismaaciil duli yeeli maayee
War Daarood Ismaaciil dad ma kala xigtaystee
War Daarood Ismaaciil ma danaysto kaligiiye
War Daarood Ismaaciil geesi daadaheeyiyo
War Daarood Ismaaciil diric kama dhamaadee
Daarood Ismaaciil adunbaa ka dudayee
Daarood Ismaaciil dariiqooda soo raac
Haddii kale dameeryahow dulligaa ku noolow
those pictures your cousin posted were fake and this thread is classic read from the beginning all the faqash lies crumb when the truth is revealed some people can't handle the truth so they rather hide and live a lie.Wallahi Somalis have to be the least intelligent, most primitive race on earth.
This whole thread is a disgrace. Nothing is sacred and everything is free game. The gist of this thread was: "My tribe is superior. Your tribe is inferior. Your women are all whores and your men are all cowards.".
The truth is you're all the same. If you disgrace another tribe, you're disgracing yourself. Politics and history are one thing, but there are certain lines that should not be crossed. There are a bunch of disgraceful images that are floating around the internet and nobody popularised them except for diseased qabiilists like you who wanted to score a few cheap points in fadhi-ku-dirir. Those same images are used by ajnabis to degrade Somalis in general. "No, but they're daarood/Isaaq" is not going to cut it.
Newsflash: the world does not give a damn about your qabiil or the dusty little tuulo you call home! You're all the same. Our people back home are impoverished and dying in the sea by the thousands.
Teeda kalena, some of you are odayaal who should know better. You should be inspiring our youth to achieve greatness. You should be using your knowledge of history and our beautiful culture in a constructive manner. Wallahi so many of our youth are lost and have turned their back on their heritage. Seeing how out elders get down on this forum, I don't blame them. Wallahi this is a heartfelt plea: get your act together sxbyaal! We need to move on from this foolishness. It benefits no one. Love your tribe, support your country, seek justice for your people. But don't foster extreme levels of hate in your heart for someone who was born and raised by a Somali mother just like you. Stop referring to our mothers and sisters as whores. Stop degrading your own people. Being from a certain tribe does not make you "great". You didn't choose your tribe, it's all random. You all have the blood of other tribes flowing through your veins.
And before any of you accuse me of being partial, just a few days ago I used the exact same language to criticize one of my own who was posting pictures of those women who did that nasty movie with some German guy. I told that idiot that this is a disgrace for all Somalis and not just Isaaq. Wallahi you're all the same to me. I have Isaaq relatives whom I love dearly. My family is married to Isaaq women. I have no hate in my heart for any tribe. I just want to see us move past this hate and animosity.
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 8 guests