Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Dibad-bax Lagu Taageeray Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somaliya

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Dibad-bax Lagu Taageeray Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somaliya

Postby kaliil » Sun Oct 07, 2012 8:21 am

Dibad-bax Lagu Taageeray Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somaliya Oo Maanta Ka Dhacay Buuhoodle Iyo Kooxda Khaatumo La Baxday Oo Ay Midnimo Kaga Dhagtay

hoodle (Ramaas) Oct 7,2012 – Magaaladda Buuhoodle ee Somaliland ayaa maanta waxa ka dhacay dibad-bax ay soo abaabuleen kooxda nabad-diidka ah ee la baxday Khaatumo, kaasi oo lagu taageeray Raysal-wasaaraha cusub ee Somaliya.

Dibad-baxan oo ay ka qayb-galeen dadwaynaha Magaaladda Buuhoodle, ardayda dugsiyada iyo shakhsiyaad ka mid ah kooxda Khaatumo, ayaa lagu taageeray raysal-wasaaraha Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo shalay Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud Magacaabay.

Dibad-baxan oo ka dhacay garoon weyn oo ku yaala Magaaladda Buuhoodle ayaa waxa dadwaynaha ka qayb-galay la hadlay shakhsiyaad ka mid ah kooxda Khaatumo, kuwaasi oo sheegay inay dibad-baxan u soo abaabuleen sidii ay u taageeri lahaayeen raysal-wasaaraha Somaliya.

Dibad-baxan oo ay ka qayb-galeen dad haween u badan oo si khalad ah loo galiyey inay taageeraan raysal-wasaaraha Somaliya, iyagga oo ah shacabka reer Somaliland oo ku dhaqan gudaha dalkooda, ayaa intooda badan waxay siteen calanka Somaliya, kaasi oo ay ku muujinayeen midnimo riyo ah.

http://ramaasnews.com/index.php/News/Ne ... agtay.html

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Dibad-bax Lagu Taageeray Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somal

Postby Xamud. » Sun Oct 07, 2012 8:29 am

Dibad-bax Lagu Taageeray Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somaliya Oo Maanta Ka Dhacay Buuhoodle Iyo Kooxda Khaatumo La Baxday Oo Ay Midnimo Kaga Dhagtay

hoodle (Ramaas) Oct 7,2012 – Magaaladda Buuhoodle ee Somaliland ayaa maanta waxa ka dhacay dibad-bax ay soo abaabuleen kooxda nabad-diidka ah ee la baxday Khaatumo, kaasi oo lagu taageeray Raysal-wasaaraha cusub ee Somaliya.

Dibad-baxan oo ay ka qayb-galeen dadwaynaha Magaaladda Buuhoodle, ardayda dugsiyada iyo shakhsiyaad ka mid ah kooxda Khaatumo, ayaa lagu taageeray raysal-wasaaraha Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo shalay Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud Magacaabay.

Dibad-baxan oo ka dhacay garoon weyn oo ku yaala Magaaladda Buuhoodle ayaa waxa dadwaynaha ka qayb-galay la hadlay shakhsiyaad ka mid ah kooxda Khaatumo, kuwaasi oo sheegay inay dibad-baxan u soo abaabuleen sidii ay u taageeri lahaayeen raysal-wasaaraha Somaliya.

Dibad-baxan oo ay ka qayb-galeen dad haween u badan oo si khalad ah loo galiyey inay taageeraan raysal-wasaaraha Somaliya, iyagga oo ah shacabka reer Somaliland oo ku dhaqan gudaha dalkooda, ayaa intooda badan waxay siteen calanka Somaliya, kaasi oo ay ku muujinayeen midnimo riyo a
h.

http://ramaasnews.com/index.php/News/Ne ... agtay.html

Xoog miyaa Somalilandernimada?

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Dibad-bax Lagu Taageeray Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somal

Postby Executive » Sun Oct 07, 2012 8:37 am

These people are deluded :lol:

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Dibad-bax Lagu Taageeray Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somal

Postby kaliil » Sun Oct 07, 2012 3:18 pm

Horta maxay Buuhoodle somalia isugu dhejiyaan oo Laascaanood kaga duwanyihiin.Dawlad walba oo somalia ka dhalata Buuhoodle waa laga taageeraa oo calanka ayay lasoo baxaan Laascaanoodna somaliland ayay taageersanyihiin 100%.

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Dibad-bax Lagu Taageeray Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somal

Postby Executive » Sun Oct 07, 2012 3:19 pm

Horta maxay Buuhoodle somalia isugu dhejiyaan oo Laascaanood kaga duwanyihiin.Dawlad walba oo somalia ka dhalata Buuhoodle waa laga taageeraa oo calanka ayay lasoo baxaan Laascaanoodna somaliland ayay taageersanyihiin 100%.
hadeene been ayaa sheegtay

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Dibad-bax Lagu Taageeray Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somal

Postby kaliil » Sun Oct 07, 2012 3:20 pm

maxaan been ka sheegay?

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Dibad-bax Lagu Taageeray Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somal

Postby Rightwing » Sun Oct 07, 2012 3:29 pm

Executive
reer buuhoodle waxay ka mudaharaadeen Sam Bacile iyo filmkisii innocent muslims, julian assange, Syria, South African miners and many other events. weliba dadka mudaharadaa waa dumar iyo caruur.
Ma is tidhi magaaladaas yari 24/ 7 news kay dhegeysanayaan?

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Dibad-bax Lagu Taageeray Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somal

Postby Executive » Sun Oct 07, 2012 3:56 pm

Executive
reer buuhoodle waxay ka mudaharaadeen Sam Bacile iyo filmkisii innocent muslims, julian assange, Syria, South African miners and many other events. weliba dadka mudaharadaa waa dumar iyo caruur.
Ma is tidhi magaaladaas yari 24/ 7 news kay dhegeysanayaan?

Your deluded too, I guess when you drop the icitraaf doon glasses you will come back reality.

:som: :up:

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Dibad-bax Lagu Taageeray Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somal

Postby Siciid85 » Sun Oct 07, 2012 4:13 pm

Why is this in Somaliland section? very misleading. If Buuhoodle want to consider the PM of southern NGO government as their PM, that is them nothing to
do with the overwhelmingly authentic Somalilanders.

Image

User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Dibad-bax Lagu Taageeray Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somal

Postby salafi_student » Sun Oct 07, 2012 11:57 pm

Is Very hard to answer too many fools at the same time .... Let me answer to the first fool.

The real diluted folks are those who believe the existence of non-existent entity. which Disney-Land is classed to be more real than their thin air hatred..

Ok. Bye Walaalo.

The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Dibad-bax Lagu Taageeray Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somal

Postby The`Republic » Mon Oct 08, 2012 6:31 pm

:up: :up: :up: :som: :som:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests