Moderator: Moderators






Seems like Djibsomali is onto something.Hargeisa oo dhegta taagaysa & hadal haynta halkaas (warbixin xasasiya)
Horufadhi.com- iyadoo maal mahanba siwayn looga dareemay gobolada waqooyi qaarkood ee uu hadhaadiga ku yahay maamulka taagta daran ee Oday siilaanyo islamarkaana ay jireen dadwayne tiro badan oo kasoo xuubsiinaya Maamulkaasi, doonaya inay wax laqayb sadaan walaalahooda soomaaliyeed.
Ayaa hadaba hadal haynta Ugu badan ee Magalaada Hargeisa ee dalka soomaaliya maalmahan waxay ahayd Dadka siyaasiyiinta isugu sheegi jiray iyo inay Aqoonsi uraadinayaa Maamulka oday siilaanyo ee ka degaya maagalada Muqdisho.
waxana Xusid mudan in masuuliyiin badan ay horay uga degeen magaalada mudisho ilamarkaan ay qaarkood ku guulaysteen inay qabtaan jagooyin Culus oo muhiima.
Halka qaar kalana ayaba wadada kusoo jiraaan xoga rasmiyana laga hayo qorshahooda.
Hadaba bulshada soomaaliyeed ee dhibka ka soo daashay ayaa su aasha ugu baddan ee ay iswaydiinayaan waxay Tahay Goorma Ayaa Oday Siilaanyana kadegayaa Magaalada Muqdisho ?
waxayna qayb katahay arinkaasi burburka dhinacyada badan ee lasoo darsay Maamulkii oday Siilaanyo Hogaaminayey.

Why are you using the name I originally coined it for you guys?Labadan qudhaanjo ee sii socda iyo soo socda, show section-kan ayaaba guri unoqotay.
As for djibsomali, for a guy who can't stand SL yet he's always here.


Out of all the isaaqs here he's by far the slowest and mentally incompetent one, don't be surprised if he coined some of your terms. just consider it a charity case.Why are you using the name I originally coined it for you guys?Labadan qudhaanjo ee sii socda iyo soo socda, show section-kan ayaaba guri unoqotay.
As for djibsomali, for a guy who can't stand SL yet he's always here.


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 16 guests