Moderator: Moderators

----------------------------------------------------------------------------------------------------------
Bal imika kanoo kale yaa u vote gareyn lahaa -- intuu qaylaad ka soo kacay ayuu is yidhi " F'cuk - i might aswell join the Canvial"![]()
" walaalayaal, Horumar baan keenayaa - Wadooyin baan dhisayaa - shaqooyin baan abuurayaa - Free Wifi ayaan keenayaa, Musuqmaasuqaan baan la dagaalamayaa, Nabad galyadaan kordhinayaa, ii codeeya walaalayaal"
![]()

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 8 guests