Moderator: Moderators
My god sheekadii somaliland ma halkaas bay maraysaa.. hees iyo sheeko love, waaba sheekadii heblaayo fiska. Thank you very much Siilaanyo dalkii waxad ku celisay 1994,
JOW maa 15ka baa heyed ... waa sheeko mirqaan marka
Cabdi-khasaare aka qaboojiye waa ciyaala suuq, kan kalena gidaaradaa u qosla.ilkojiir walee siduu rigthwing sheegay buufis ayuu qabaa
bus kaa 207 iyoo 607 maaa racoow because habar jecloo ayuu kaa arkay.
Meelkastaa habar jecloo ayuu kaa arkay.
Walii caad
lakiin wallahi aniguu gob joog (coincidence) ayaan uu ahaa marku qabojiyee ghadanayay laaq logaa soo diray HArgeisa.
We were at dahabshiil.
And it was a lot of money.
and it was 2 days ago............
Meeshaa walii caad ayaa kaa soocataa
niin bufiis qabaa oo dowlaad idiil ay iskuu mashqulisay
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 20 guests