Page 2 of 2

Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan

Posted: Wed Dec 26, 2012 5:29 pm
by Oba
sacad muuse are the real fitnah makers HJ gets blamed just bacause siilaanyo is the president. :down:

Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan

Posted: Wed Dec 26, 2012 11:44 pm
by Rightwing
My god sheekadii somaliland ma halkaas bay maraysaa.. hees iyo sheeko love, waaba sheekadii heblaayo fiska. Thank you very much Siilaanyo dalkii waxad ku celisay 1994,

Farxiya Fiska vs Ikraan caraale
Silanyo/cabdi khasaare vs Abwaan ilkajiir buufis

Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan

Posted: Thu Dec 27, 2012 12:01 am
by Rightwing
JOW maa 15ka baa heyed ... waa sheeko mirqaan marka


15ka wax ku qaiyalaya 24hours ayay war iyo heeso nooga dhigeen.

Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan

Posted: Thu Dec 27, 2012 12:03 am
by Rightwing
ilkojiir walee siduu rigthwing sheegay buufis ayuu qabaa

bus kaa 207 iyoo 607 maaa racoow because habar jecloo ayuu kaa arkay.
Meelkastaa habar jecloo ayuu kaa arkay.

Walii caad

lakiin wallahi aniguu gob joog (coincidence) ayaan uu ahaa marku qabojiyee ghadanayay laaq logaa soo diray HArgeisa.
We were at dahabshiil.
And it was a lot of money.
and it was 2 days ago............


Meeshaa walii caad ayaa kaa soocataa

niin bufiis qabaa oo dowlaad idiil ay iskuu mashqulisay
Cabdi-khasaare aka qaboojiye waa ciyaala suuq, kan kalena gidaaradaa u qosla.