Page 1 of 2
abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan
Posted: Wed Dec 26, 2012 10:39 am
by kaliil
Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan
Posted: Wed Dec 26, 2012 11:03 am
by Rightwing
If that's true, we are in big shidh

Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan
Posted: Wed Dec 26, 2012 11:28 am
by kaliil
abwaan ilkojiir nin beenta iyo propagandada yaqaana maaha markaa wuxu sheegayaa waa run.
Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan
Posted: Wed Dec 26, 2012 12:19 pm
by Rightwing
Abwaan ilko jiir anaa si fiican u aqaan wuxuu qabaa buufis. Wararka uu sheegayo 50% waa khaakhaayiraad. Mardhawayd ayaan arkay nin goob jooga. Meesha la yidhaahdi 15ka ayuu arkay murtiile oo meel maraya markaasaa buufiskii ku yidhaahdeen aduu kuu socdaa.
Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan
Posted: Wed Dec 26, 2012 12:22 pm
by Somalistan
So was the whole fight made up then?

Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan
Posted: Wed Dec 26, 2012 12:30 pm
by Rightwing
So was the whole fight made up then?

Yes, it was buufis. Anyone oo habarjeclo ah oo 15ka ku qayilaya wuxuu yidhaahdaa anaa lay soo diray
Wuxuu buufis ka qaaday
http://caynabanews.com/
Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan
Posted: Wed Dec 26, 2012 12:35 pm
by Somalistan
Dadka heesa ama heesaha iyo fanka ku dhex jira, waxaad is odhanaysaa waxbaa u dhiman ama u khaakhayira. I think singing iyo waxaas waa camal shaydhaan, so that is probably the case.
Ninka malaha Jinnkiisa ayaa HJ neceb. lool
Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan
Posted: Wed Dec 26, 2012 12:39 pm
by Rightwing
Dadka heesa ama heesaha iyo fanka ku dhex jira, waxaad is odhanaysaa waxbaa u dhiman ama u khaakhayira. I think singing iyo waxaas waa camal shaydhaan, so that is probably the case.
Ninka malaha Jinnkiisa ayaa HJ neceb. lool
Weliba Abwaan Ilkojiir haduu qayilo gidaaradaa u khaakhaayira. Waxaa lay sheegay inuu lagu arkay isagoo marfash albaakiisa dhegta ku haya. Markuu saacad dhegeysanayay ayuu soo galay oo yidhi anaa lay xamannayaa. HJ laa idilaysaa blabala....
Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan
Posted: Wed Dec 26, 2012 12:41 pm

wtf lool the man needs some Psychiatric help.
Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan
Posted: Wed Dec 26, 2012 1:20 pm
by Notorious13
Ileen kan sir lomaba sheego. But 2 thousand pounds a month is alot for doing nothing.
Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan
Posted: Wed Dec 26, 2012 1:27 pm
by MujahidAishah
JOW maa 15ka baa heyed ... waa sheeko mirqaan marka
Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan
Posted: Wed Dec 26, 2012 1:34 pm
by Rightwing
Dadka heesa ama heesaha iyo fanka ku dhex jira, waxaad is odhanaysaa waxbaa u dhiman ama u khaakhayira. I think singing iyo waxaas waa camal shaydhaan, so that is probably the case.
Ninka malaha Jinnkiisa ayaa HJ neceb. lool
Weliba Abwaan Ilkojiir haduu qayilo gidaaradaa u khaakhaayira. Waxaa lay sheegay inuu lagu arkay isagoo marfash albaakiisa dhegta ku haya. Markuu saacad dhegeysanayay ayuu soo galay oo yidhi anaa lay xamannayaa. HJ laa idilaysaa blabala....
wtf lool the man needs some Psychiatric help.
Of course he needs Psychiatric help. sheekadiisa oo dhani waa khaakhaaiyaaarad, however, the Hirsi part ? could be true alaahu yaclam
Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan
Posted: Wed Dec 26, 2012 2:17 pm
by djibsomali
ilkojiir walee siduu rigthwing sheegay buufis ayuu qabaa
bus kaa 207 iyoo 607 maaa racoow because habar jecloo ayuu kaa arkay.
Meelkastaa habar jecloo ayuu kaa arkay.
Walii caad
lakiin wallahi aniguu gob joog (coincidence) ayaan uu ahaa marku qabojiyee ghadanayay laaq logaa soo diray HArgeisa.
We were at dahabshiil.
And it was a lot of money.
and it was 2 days ago............
Meeshaa walii caad ayaa kaa soocataa
niin bufiis qabaa oo dowlaad idiil ay iskuu mashqulisay
Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan
Posted: Wed Dec 26, 2012 3:23 pm
by adam2000
Ileen kan sir lomaba sheego. But 2 thousand pounds a month is alot for doing nothing.
2000 is alot laakiin abwaanku damiirkiisu ma siinayo inuu dulmiga kaga aamuso shilimaad
Re: abwaan ilkojiir oo ka hadlay waxyaabo badan
Posted: Wed Dec 26, 2012 4:37 pm
by X.Playa
My god sheekadii somaliland ma halkaas bay maraysaa.. hees iyo sheeko love, waaba sheekadii heblaayo fiska. Thank you very much Siilaanyo dalkii waxad ku celisay 1994,