[
Kaliil
Gartay messagekaag, laakiinse miyaad diidantahay in Hadhwanaagnews tahay baytal qaxba? Dhakhda iska leh hadhwanaanews waxaan xusuustaa markay somaliland tagtay 2010 waxaa loo soo dhaweeyey sida madaxweynahaAla dadkeenu liitee...dhakhdaa yaree websiteka is dhexdhigta newska iyo heesaha fiska ayaa markuu tegey wadankii loo soo dhaweeyey sida madaxda....Weliba adigu reer burcaad tahayee shame on you....Burcoo dhami waxay kaga hortagtay 5 mile intaanu magaalada soo gelin. Reer Burco waa markaan ka quustay...
Rightwing Hadhwanaagnews inay baytal qaxbda tahay ma diidani. berigii hore hadhwanaag way fiicnaan jirtay oo webka kuwa somaliland ugu fiican ayay ahaan jireen laakiin markii isku dirka iyo hebel baa heestaa xaday bilaabeen ayay ceeboobeen oo isku xaareen.Siilaanyo berigii uu mucaaridka ahaana aad bay u taageeri jireen laakiin imika Xaqsoor dartii ayay ugasoo horjeesteen siilaanyo.Xaqsoor dartii inay Siilaanyo ula coloobaan may ahayne waxa fiicnaan lahayd inay Siilaanyo wixii wanaag ahe dalka iyo dadka uu u qabto inay soo qoraan wixii khaldana sheegaan laakiin imika iyagu waa 100% mucaarid dawlada khaladkeeda uun u fiirsanaya. cay iyo propaganda waxba ka jirin ina la faafiyo ma fiicna laakiin anigu Xplaya ayaan hadalkiisa la yaabay. Maalina siilaanyo ayaa wax qaribaya ayuu leeyahay maalina siilaanyo waxba yaan laga sheegin ayuu leeyahay.






