meesha ceeb baa ka dhacday. Samaroon Zaylac waxa ka dega wax yar oo faro ku tiris ah sida la sheego weligoodna hore mayor kamay noqon imikana kamay noqdeen. Madaxweyne kuxigeenka zaylici ayaa waxan ka danbeeyey oo sanduuqyo badan magaalada la tegey oo ragooda ugusoo shubay.
again meel ad wax ka taqan ka hadal like dulcad.
kaliilow oohintu reer qudhay ku hadhay ilahay ha idin garab galo.
kuwa idin dulmayana ha idinka hiiliyo aamiin dheg.
mayor Xuseen Iidle Barkhadle-bahabar celi.Waxaa la ogolaaday in council doortaan ciday rabaan. 10 Samaroon 7 ciise. Majority rule of course. New mayor is Samaroon. Dawladu waxay rabtay inay joojaan ellectionka oo suluux iyo shuqul somali lagu xalilo.yaa mayor loo doortay? ciise soo maaha?finally government has been shamed. On the other hand, justice has been served.
Hadii taa la bilaabo dee Burco wataa HY cidlada ka taagan dee iyana ha joojiyo natiijada counilka oo iyana suluux ha lagu dhameeyo. Dawladan waa mid iska hor imanaysa, iyadaaba is ridi intaan cidina ridin.
vice mayor Sacad daahir Cige -reer dudub.





