Moderator: Moderators
Dhacdada: Nabadoon Ismaaciil Qalinle waxaa habayn hore lagu weeraray gurigiisa magaalada Kismaayo, waxaana weeraray shan nin oo hubaysaysan oo qasadkoodu ahaa inay dilaan nabadonka. Weerarku waxaa uu dhacay goor aroortii ah ayagoo dhimasho uga tagay kadib markay xabado badan la dheceen Nabadoonka. Waxaase dhacday in nolol lagu soo gaaray markay gacan ku dhiigle yaashu ka tageen gurigiisa. Waxaa la dhigay isbitaalka magaalada Kismaayo oo adeegiisu aad u liito, kadibna waxaasubaxnimadii loo qaaday magaalada Muqdisho oo uu caawo saacada afrikada bari markay ahayd 9 fiidnimo oo uu ugu geeriyooday dhaawicii Kismaayo looga gaystay.
http://gedoonline.com/?p=49814
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 23 guests