Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Banka JSL oo sheegey inu mamulayo Sarifka Dolarka

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30806
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Banka JSL oo sheegey inu mamulayo Sarifka Dolarka

Postby Khalid Ali » Wed Jan 09, 2013 7:33 am

baanka dhexe jsl oo ka war bixiyay hawlgal uu ku maamulayo sarifka doolarka


Gudoomiyaha Bangiga dhexe JSL ayaa ka Warbixiyey hawlgallo Baanka Dhexe uu ku maamulayo Sarifka doolarka oo maalmihii la soo dhaafay kor u kacay suuqyadda sarifka lacagaha.

Gudoomiyaha Bangiga dhexe JSL Md. Cabdi Dirir Cabdi ayaa ka Warbixiyey hawlgallo Baanka Dhexe uu ku maamulayo sarifka doolarka oo maalmihii la soo dhaafay kor u kacay suuqyadda sarifka lacagaha. Md. Cabdi Dirir Cabdi waxa uu sheegay in uu wakhtigan oo ay hoosayso hawlaha shaqada dekedda Berbera ee dhoofka iyo soo dejinta ( Import and Export ) ay saamayn ku keentay qiimaha sarifka doolarka balse uu hoos u dhaco qiimaha sarifka doolarku mar ay shaqada Berbera ay badan tahay marka ay ka dhoofayaan xoolaha nooli , waxa uu sheegay in ay hoos u dhacdo qiimaha sarifka Doolarku . Gudoomiye Mr. Cabdi Dirir waxa uu intaasi ku daray hadalkiisa isaga oo sii wadda in ay Suuqyadda ay galiyeen Lacag ay ku jabinayaan Doolarka kaas oo maalmihii ugu danbeeyay laga dareemay suuqyadda dalka oo dhan gaar ahaan caasimadda oo qiimaha doolarku hoos u dhacay taasi oo ay ku timid dedaal dheeri ah oo ay arrinkaasi ka halgaleen.

Gudoomiye Mr Dirir waxa uu raaciyay intaas oo uu yidhi, "Muddadii labadda sanno iyo badhka ahayd ee uu xilka Baanka dhexe hayey Mr. Dirir uu isbedel la taaban karo sameeyay sida in laga bedelo lacagtii giinbaarta ahayd Goboladda Bariga JSL iyo sumcaddii Baanka oo kor u kacday muddadaas isaga oo sheegay in uu Baanku sameeyay raasamaal iyo shuruuc lagu hago Baanka oo ku salaysan habka Baananka caalamka. Waxaanu sheegay in uu soo dhaweynayo ganacsatada dalka ee xisaabaha lacageed ka furan jiray sharikado madaxbanaan ama gaar loo leeyahay waxa uu yidhi, Baanka Dhexe ayuu nin kasta oo ganacsade ahi ka furan karaa iyada oo baanku adeeg hufan u fidin doono.

Ugu danbeyn Md. Cabdi Dirir waxa uu sheegay in uu dhawaan safar ku tegi doono Gobolka Sanaag si uu Hawlaha isbedelka lacagta giinbaarta uu uga hawlgeli lahaa taasi oo ay ku xigi doonaan gobolka kale ee Sool. Waxaanu sheegay in ay xukuumaddu ahmiyad siinayso dedaaladaas noocaas ah.

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Banka JSL oo sheegey inu mamulayo Sarifka Dolarka

Postby X.Playa » Wed Jan 09, 2013 7:48 am

isaga oo sii wadda in ay Suuqyadda ay galiyeen Lacag ay ku jabinayaan Doolarka kaas oo maalmihii ugu danbeeyay laga dareemay suuqyadda dalka oo dhan gaar ahaan caasimadda oo qiimaha doolarku hoos u dhacay taasi oo ay ku timid dedaal dheeri ah oo ay arrinkaasi ka halgaleen.

loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool

How , i'd love to for somebody to explain this crazy monetry policy to me, somaliland has no goverment bonds , so how do exactly the bank of somaliland injects capital into its market .

qaad-wale talk.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 12 guests